Booliiska oo ka warbixiyay Rasaas xalay laga maqlay magaalada Garoowe
Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal ayaa faahfaahin ka bixiyay Rasaas xooggan oo xalay saqdii dhexe laga maqlay Caasimadda Garoowe. Taliye… Sii akhri
Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal ayaa faahfaahin ka bixiyay Rasaas xooggan oo xalay saqdii dhexe laga maqlay Caasimadda Garoowe. Taliye… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya ayaa lagu wadaa in uu Todobaadkan… Sii akhri
Ciidanka Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in ay xalay hawlgal ku qabteen gaari sida maandooriyaha Khamriga. Booliiska ayaa… Sii akhri
Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba-baxay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya oo uu kaga… Sii akhri
Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa maanta xukun kama dambays ah ku ridday nin ku eedaysan… Sii akhri
Doorashada afar kursi, oo kamid ah Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu wadaa in maanta lagu qabto magaalada… Sii akhri
Hay’adda PMWDO ayaa tababar socday 4 cisho magaalada Garoowe ugu soo geba-gebaysay 40 qof oo laga soo xulay Xaafadaha iyo… Sii akhri
Cutubyo kala duwan oo ka tirsan Ciidamada difaaca Puntland ayaa maanta gaaray degaanka Milxo ee Gobolka Sanaag halkaas oo shalay… Sii akhri
Maxamed Faarax Nuux (Maxamed Dheere) oo shalay dhaawac fudud ka soo gaaray weerar lagu qaaday ayaa saaka Garoowe loogu doortay… Sii akhri
Doorashada lix kursi oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Saaka ka socota magaalada Garoowe. Guddiga Hirgelinta Doorashada… Sii akhri