Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Booliiska Gobolka Bari oo been-abuur ku tilmaamay warar lagu faafiyay Baraha Bulshada

Taliska Qeybta Booliiska Gobolka Bari ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka ku saabsan in haweeney carruur ku af-duuban gaartay… Sii akhri

Posted on February 7, 2022February 7, 2022 by News Office

Maraykanka oo ciidamo geeyay dalka Poland

Posted on February 7, 2022February 7, 2022 by News Office

Ciidamadii ugu horreeyay ee Mareykan ah ayaa Todobaadkan gaaray waddanka Poland, si ay u xoojiyaan xulafada NATO ee ku sugan… Sii akhri

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay Jubada Hoose

Posted on February 7, 2022February 7, 2022 by News Office

Ciidanka kumaandooska dowladda Federaalka ee DANAB, gaar ahaan ururka 5-aad ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay… Sii akhri

Gudiga doorashada gobollada waqooyi oo shaaciyay jadwalka doorashada shan kursi

Posted on February 7, 2022February 7, 2022 by News Office

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Somaliland ayaa shaaciyay jadwalka Shan kamid ah kuraasta degaan doorashadoodu tahay Gobolada Waqooyi, kuwaas oo lagu… Sii akhri

Shirka Amniga Gobolka Mudug oo Gaalkacyo lagu qabtay

Posted on February 6, 2022February 6, 2022 by News Office

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Muumin Cabdishire ayaa Shir gudoomiyay Shirka amniga gobolka. Mudug Shirkaan oo Asbuucla ahaa ayaa waxaa… Sii akhri

Weerar madaafiic ah oo lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha Beledweyne

Posted on February 6, 2022February 6, 2022 by News Office

Weerar culus oo madaafiic ah ayaa goor dhowayd lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne halkaas oo lagu… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad u jeediyay Shirka Golaha Nabadda Midowga Afrika

Posted on February 6, 2022February 6, 2022 by News Office

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galaya Meertada 35-aad ee Shir-madexeedka Midowga Afrika ayaa khudbad ka jeediyey fadhi uu Golaha Nabadda… Sii akhri

Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu wado in uu maanta gaaro Beledweyne

Posted on February 6, 2022February 6, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa lagu wadaa markii u horraysay tan iyo intii la doortay in… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegtay in ay qabsadeen degmada Diinsoor ee Gobolka Baay

Posted on February 6, 2022February 6, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Al-shabaab weerar khasaare dhaliyay ku qaaday degmadaas. Dagaallamayaal ka… Sii akhri

Kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay Muqdisho

Posted on February 5, 2022February 5, 2022 by News Office

Doorashada saddex kursi oo ka mid ah golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah lagu qabtay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close