Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay duleedka Garoowe

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa xalay ka dhacay Laamiga u dhexeeya Caasimadda Garoowe iyo tuulada Birta dheer oo… Sii akhri

Posted on February 10, 2022February 10, 2022 by News Office

Booliiska Gobolka Nugaal oo shir ka yeeshay Amniga Garoowe

Posted on February 10, 2022February 10, 2022 by News Office

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal Oo Shir Gudoomiyay Shirka Sarakiisha Amniga Caasimada Puntland Ee Garowe. Shirkan waxaa ka qayb galay… Sii akhri

Faahfaahinta qaraxii ka dhacay Boosaaso

Posted on February 9, 2022February 9, 2022 by News Office

Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay qaraxii galabta ka dhacay magaalada Boosaaso. Inta la xaqiijiyay saddex ruux ayaa… Sii akhri

Dad ku dhintay qarax ka dhacay magaalada Boosaaso

Posted on February 9, 2022February 9, 2022 by News Office

Inta la xaqiijiyay saddex ruux ayaa ku geeriyooday qarax daqiiqado ka hor ka dhacay meherad marfish lagu qayilo oo ku… Sii akhri

Doonyo wax ku buufinaya badda oo lagu arkay xeebta degmada Xaafuun ee Gobolka Bari

Posted on February 9, 2022February 9, 2022 by News Office

Kalluumeysatada ka jillaabta xeebta degmada Xaafuun ee Gobolka Bari ayaa ka cabanaya doonyo kalluumeysi sharci-darro ah oo wax ku buufinaya… Sii akhri

Maraykanka oo xayiraad socdaal ku soo rogay shakhsiyaad Soomaali ah

Posted on February 9, 2022February 9, 2022 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay xayiraad dhanka socdaalka ah saartay shakhsiyaad Soomaali ah oo ay ku jiraan kuwa xilal… Sii akhri

Garoowe: Qoyska marxuumad Maryan Caato oo la sheegay in dowladdu aysan weli qaabilin

Posted on February 8, 2022February 8, 2022 by News Office

Nabaddoon Abshir Cali Halow ayaa sheegay in dowladda Puntland aysan weli qaabilin Qoyska marxuumad Maryan Axmed Caato oo Garoowe lagu… Sii akhri

Diiwaan-gelinta Musharrixiinta Kuraasta Golaha Shacabka oo maanta lagu wado in ay Baraawe ka bilaabato

Posted on February 8, 2022February 8, 2022 by News Office

Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta lagu wadaa in uu degmada Baraawe ka bilaabo diiwaan-gelinta dadka… Sii akhri

Islaan Ciise Islaan Maxamed oo si adag uga hadlay Amniga Garoowe

Posted on February 7, 2022February 7, 2022 by News Office

Islaan Ciise Islaan Maxamed oo Maanta Garoowe kaga qayb-galay Shir ku saabsan Arrimaha Amniga ayaa si adag uga hadlay dhacdooyinkii u dambeeyay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Posted on February 7, 2022February 7, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close