Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xubin u sharraxan doorashada Golaha Shacabka oo Garoowe lagu dhaawacay

Maxamed Faarax Nuux oo u sharraxan kursiga Hop#192 ee Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dhaawac fudud ka soo… Sii akhri

Posted on February 1, 2022February 1, 2022 by News Office

Puntland oo xukuntay shabakad ku eedaysan falal Argagixiso

Posted on February 1, 2022February 1, 2022 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Puntland, ayaa xukuntay shabakad ku eedaysan in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab. Shabakadda oo… Sii akhri

Puntland: War wanaagsan ayaan ka soo saaraynaa arrinta Gaaska cuntada

Posted on February 1, 2022February 1, 2022 by News Office

Wasiirka Ganacsiga Puntland Cabdullaahi Cabdi Xirsi oo qoraal kooban la wadaagay dadweynaha ayaa shaaciyay in dowladdu war ka soo saari… Sii akhri

Qaramada Midoobay iyo Ecowas oo qiimeeynaya xaaladda Burkina Faso

Posted on February 1, 2022February 1, 2022 by News Office

Saraakiil ka socota urur goboleedka Galbeedka Afrika ee Ecowas iyo Qaramada Midoobay ayaa manta oo Isniin ah ku sugnaan doona… Sii akhri

Puntland iyo Hay’adaha Caalamiga ah oo ka shiray Xaaladda Abaaraha

Posted on January 31, 2022January 31, 2022 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Shir-guddoomiyay Shir ku saabsan abaaraha. Ujeedka shirka… Sii akhri

Mooshin ka socda Baarlamanka Puntland iyo kulan deg deg ah oo ay dalbadeen

Posted on January 31, 2022January 31, 2022 by News Office

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa Guddoonka ka dalbaday in Golaha la fariisiyo Kulan deg deg ah oo ku saabsan… Sii akhri

Qarax dad lagu dilay oo ka dhacay gudaha Kenya

Posted on January 31, 2022January 31, 2022 by News Office

Lix qof ayaa geeriyootay kadib markii gaari rakaab ah oo ay la socdeen uu maanta burburiyey qarax intuu uu socday… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay wasiiro cusub

Posted on January 31, 2022January 31, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa magacaabay wasiiro cusub oo ka tirsan Xukuumaddiisa. Dikreeto… Sii akhri

Lammaane xalay lagu dilay magaalada Laascaanood

Posted on January 31, 2022January 31, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu dilay nin iyo haweeney lammaane ah. Labada marxuum ayaa… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo u safray dalka Imaaraadka Carabta

Posted on January 30, 2022January 30, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay waddanka Imaaraadka Carabta. War… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close