Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Imaaraadka Carabta oo gargaar horleh soo gaarsiisay Soomaaliya

Dowladda Imaaraatka Carabta ayaan goor dhoweyd ku wareejisay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya 26-Kunteenar oo ay ku jiraan noocyada kala duwan ee… Sii akhri

Posted on April 7, 2022April 7, 2022 by News Office

Wasiir Dhabancad oo la shiray dalalka Puntland ka taageera Dimuqraadiyeynta

Posted on April 6, 2022April 6, 2022 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa maantay khadka zoomka shir kula qaatay masuuliyiin ka tirsan Dalalka… Sii akhri

Kursigii uu ku soo baxay Fahad Yaasiin oo la go’aamiyay in dib loo doorto

Posted on April 6, 2022April 6, 2022 by News Office

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal (FEIT) ayaa shaaciyay in mar kale dib loogu laabanayo doorashada afar kursi oo horay… Sii akhri

Golaha degaanka Ufayn oo guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen doortay

Posted on April 6, 2022April 6, 2022 by News Office

Waxaa maanta ka dhacdey magaalada Ufeyn ee gobolk Bari doorashadii golaha degaanka ee sanadkii hore ururada Siyaasaddu ku tartameen, taas… Sii akhri

Golaha degaanka degmada Ufayn oo maanta dooranaya guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen

Posted on April 6, 2022April 6, 2022 by News Office

Degmada Ufayn ee Gobolka Bari waxaa maanta ka dhacaysa doorashada gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka golaha degaanka oo ku soo… Sii akhri

Marxuum Garaad Maxamuud Mashqare oo maanta lagu aasayo degaanka Carrooley

Posted on April 6, 2022April 6, 2022 by News Office

Alle ha u naxariistee, Garaad Maxamuud Cismaan Mashqare aya lagu wadaa in maanta aas loogu sameeyo degaanka Carrooley oo ka… Sii akhri

Al-shabaab beenisay warkii ka soo baxay hay’adda NISA

Posted on April 5, 2022April 5, 2022 by News Office

Ururka Al-Shabaab ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warkii xalay ka soo baxay hay’adda Sirdoonka NISA oo ay ku sheegeen… Sii akhri

Marxuum Garaad Maxamuud Mashqare oo maanta Salaada Janaasada lagula tukaday Garoowe

Posted on April 5, 2022April 5, 2022 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Saaladda Janaasada ku tukaday maydka Alle… Sii akhri

Taliye ku xigeenkii hore ee Hay’adda NISA oo sheegay in ay qorshe halis ah waddo Villa Somalia

Posted on April 5, 2022April 5, 2022 by News Office

Taliye ku xigeenkii hore ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Ismaaciil Daahir Cusmaan ayaa sheegay in Villa Somalia… Sii akhri

Madaxweyne hore Sheikh Shariif oo si adag uga hadlay Qoraalkii ka soo baxay Hay’adda NISA

Posted on April 5, 2022April 5, 2022 by News Office

Madaxweynihii hore Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa sheegay in Qoraalkii xalay ka soo baxay Hay’adda NISA uu muujinayo isku-milanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close