Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Baarlamanka Puntland iyo Qaramada Midoobay oo ka wada-hadlay Arrimaha Xuquuq Insaanka

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa Aqalka Wakiillada DPL ku qaabilay Madaxa Kooxda… Sii akhri

Posted on April 5, 2022April 5, 2022 by News Office

Hay’adda NISA oo ka digtay shirqool lagu dilayo Farmaajo iyo Rooble

Posted on April 5, 2022April 5, 2022 by News Office

Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa digniin ka bixisay shirqool sida ay sheegtay Al-shabaab la beegsan rabaan Madaxweyne… Sii akhri

Galmudug oo walaac ka muujisay Tallaabadii uu qaaday Ra’iisul wasaare Rooble

Posted on April 5, 2022April 5, 2022 by News Office

Dowlad Goboleedka Galmudug, ayaa sheegtay in ay aad uga walaacsantahay xaaladda khilaafka kasii daraya ee ku yimid hanaankii doorashada oo… Sii akhri

Ciidanka Madaxtooyada Puntland oo dil geystay

Posted on April 4, 2022April 4, 2022 by News Office

Askari ka tirsanaa Ciidanka Madaxtooyada Puntland oo lagu magacaabi jiray Cabdiweli Cabdi Kamas ayaa maanta lagu dilay meel u dhow… Sii akhri

Puntland iyo Qaramada Midoobay oo kulan gaar ah ka yeeshay Arrimaha Xuquuqal Insaanka

Posted on April 4, 2022April 4, 2022 by News Office

Kusimaha Madaxweynah Ahna Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxa… Sii akhri

Dowladda Jarmalka oo Ruushka ku eedaysay inuu dambiyo dagaal ka geystay Ukraine

Posted on April 4, 2022April 4, 2022 by News Office

Dowladda Jarmalka ayaa ku eedaysay Ruushka inuu dambiyo dagaal ka geystay dalka Ukraine. Jarmalka ayaa sheegay in tobanaan qof oo… Sii akhri

Shir looga hadlay xoojinta Amniga Garoonka Aaden Cadde oo Muqdisho lagu qabtay

Posted on April 4, 2022April 4, 2022 by News Office

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Durraan Axmed Faarax ayaa shir guddoomiyay kulan ku saabsan Amniga Garoonka diyaaradaha… Sii akhri

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Gobolka Karkaar

Posted on April 4, 2022April 4, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka Karkaar ayaa sheegaya in shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay uu ka dhacay tuulada Yakka ee… Sii akhri

War-saxaafadeed: Madaxweyne Siciid Deni oo lagu eedeeyay ballan ka-bax iyo caddaalad-darro

Posted on April 3, 2022April 3, 2022 by News Office

War-saxaafadeed ka soo baxay Beesha Ismaaciil Saleebaan (Majeerteen) ayaa si adag looga hadlay ballan ka-bax iyo Caddaalad-darro Beesha sheegtay in… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ka dalbatay in ay deg deg u joojiso xukunnada dilka ah

Posted on April 3, 2022April 3, 2022 by News Office

Khabiirka Madaxa-bannaan ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya Marwo Isha Dyfan ayaa ugu baaqday xukuumadda Soomaaliya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close