Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maraykanka oo ka walaacsan tacaddiyo ka dhacay Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya

Dowladda Maraykanka aya walaac ka muujiyay warar ku saabsan in gabood-fallo ay ka dhaceen Gobolka Tigray ee waddanka Itoobiya.  Gabood-falladaas… Sii akhri

Posted on April 9, 2022April 9, 2022 by News Office

Madaxweyne Biixi oo dowladda Federaalka Soomaaliya uga mahadceliyay gurmadka Suuqa Waaheen

Posted on April 9, 2022April 9, 2022 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa madaxda sare ee dalka uga mahadceliyey garab istaaga ay u muujiyeen shacabka Somaliland ee… Sii akhri

Ruushka oo lagu eedeeyay in uu gantaalo ku weeraray xarun Tareenada laga raaco

Posted on April 9, 2022April 9, 2022 by News Office

Saraakiisha Ukraine ayaa sheegay in gantaal uu Ruushku ku weeraray xarun tareenada laga raaco oo ay ku taalla magaalada Kramatorsk,… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo hakisey xubintii Ruushka ee Xuquuqda Aadamaha

Posted on April 9, 2022April 9, 2022 by News Office

Golaha Guud ee Qaramada Midoobay,  ayaa hakiyay xubinimada dawladda Ruushka ee maamulka Xuquuqda Aadamaha, kadib markii dalkaasi lagu eedeeyay xadgudubyada… Sii akhri

Odayaasha degmada Boocame ” Xuduudka Gobolka Sool waa Birta Dheer iyo Rabaable”

Posted on April 8, 2022April 8, 2022 by News Office

Cuqaasha iyo Waxgaradka degmada Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool ayaa gebi ahaanba qaaddacay go’aankii shalay ka soo baxay guddiga… Sii akhri

Madaxweyne Qoor Qoor oo ku wajahan magaalada Baydhaba

Posted on April 8, 2022April 8, 2022 by News Office

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa sida wararku sheegayaan ku wajahan magaalada Baydhaba ee xarunta KMG Koonfur Galbeed.… Sii akhri

Vladimir Dzhabarov ” Finland Qabuuro ayaan ka dhigaynaa”

Posted on April 8, 2022April 8, 2022 by News Office

Vladimir Dzhabarov oo ka tirsan Aqalka Sare ee Ruushka ayaa sheegay inay dalka Findland Qabuuro u bedeli doonaan,wuxuuna yiri sidan.… Sii akhri

Weerar khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Tel Aviv ee Israel

Posted on April 8, 2022April 8, 2022 by News Office

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay dhowr kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii nin aan heybtiisa weli la… Sii akhri

Guddigii Nabadaynta oo Saax-maygaag iyo Senge-jebiye u aqoonsaday Gobolka Sool

Posted on April 7, 2022April 7, 2022 by News Office

Guddi loo xil saaray Nabadaynta beelihii ku diriray Saax-maygaag iyo Sange-jebiye ayaa maanta soo saaray go’aanno ku saabsan xallinta muranka… Sii akhri

Gabadhii u horraysay oo agaasime guud ka noqotay wasaaradda Caddaalada Puntland

Posted on April 7, 2022April 7, 2022 by News Office

Markii u horraysay taariikhda ayaa gabar agaasime guud ka noqotay wasaaradda Caddaaladda Puntland. Maryan Maxamed Abshir ayaa noqotay gabadhii u… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close