Madaxweynaha Puntland oo magacaabay wasiiro cusub
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa Maxamuud Caydiid Dirir u magacaabay Wasiirka Wasaaradda, Isgaarsiinta,Tiknoolajiyadda, Warfaafinta. Eng. Maxamuud Caydiid Dirir ayaa horay… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa Maxamuud Caydiid Dirir u magacaabay Wasiirka Wasaaradda, Isgaarsiinta,Tiknoolajiyadda, Warfaafinta. Eng. Maxamuud Caydiid Dirir ayaa horay… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho. Wafdiga Madaxweynaha waxaa… Sii akhri
Maxkamadda sare ee Soomaaliya ayaa maanta dhegaysatay doodda dacwad ku saabsan go’aankii guddiga doorashooyinka heer Federaal ee FEIT uu ku… Sii akhri
Iyadoo aysan weli Maxkamadda sare go’aan ka soo saarin kursigii laga xannibay Fahad Yaasiin ayaa maanta waxa bilowday diiwaan-gelinta Musharrixiinta… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu maanta u guuro magaalada Muqdisho si uu halkaaas uga bilaabo… Sii akhri
Shirkadda Xajka iyo Cumrada ee Carafaad ayaa maanta magaalada Garoowe ka qaadday 126 oo sannadkan nasiib u yeeshay in ay… Sii akhri
Jadwalka Doorashada Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmiya loo shaaciyay maanta oo ku beegan Isniin 18… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay falalka argagixisada ee la doonayo in lagu carqaladeeyo shaqada Baarlamaanka… Sii akhri
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa si rasmi ah… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan afur ah Caawa ku casumay xildhibaannada Baarlamanka Puntland. Farriin qoraaleed kooban oo loo… Sii akhri