Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xildhibaannada labada Aqal oo kulan wajir ah yeelanayo Maanta

Xildhibaanada labada Aqal Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulan… Sii akhri

Posted on April 18, 2022April 18, 2022 by News Office

Maraakiibta jariifka ah oo ka baxay xeebaha Soomaaliya

Posted on April 17, 2022April 17, 2022 by News Office

Maraakiibta waaweyn ee jariifka ayaa maalmihii la soo dhaafay ka baxay dhammaan xeebaha Puntland sida ay xaqiijinayaan warar lagu kalsoonyahay.… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay wafdi ka socda guddiga doorashooyinka heer Federaal ee FEIT

Posted on April 17, 2022April 17, 2022 by News Office

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka… Sii akhri

Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo loo doortay guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka

Posted on April 17, 2022April 17, 2022 by News Office

Xubnaha Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo kulankoodii ugu horeeyay maanta yeeshay ayaa doortay guddoomiye… Sii akhri

Musharrax Khayre oo xalay kulan la yeeshay xildhibaanno laga soo doorto Puntland

Posted on April 17, 2022April 17, 2022 by News Office

Musharrax Madaxweyne Xasan Cali Khayre ayaa sida wararku sheegayaan xalay kulan afur ah u sameeyay xildhibaanno laga soo doorto Puntland.… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka tirsan Jubaland oo maanta ku wajahan degmada Ceelwaaq

Posted on April 17, 2022April 17, 2022 by News Office

Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa lagu wadaa in ay maanta gaaraan degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee dagaalka Ruushka iyo Ukraine

Posted on April 17, 2022April 17, 2022 by News Office

Ruushka ayaa sheegay in Ciidankiisu ay qabsadeen dhammaan hareeraha magaalada Mariupo ee dalka Ukraine oo weli go’doonsan. Ciidamada dowladda Ukraine… Sii akhri

Puntland oo war ka soo saartay saadaasha Roobka

Posted on April 16, 2022April 16, 2022 by News Office

Iyada oo weli abaar daran ka jirto guud ahaan deegaanada Puntland, haddana rajada curashada Gu’ga ee satimaankaan ayaa ah mid… Sii akhri

Guddiga qaabilsan Doorashada Gudoonka Golaha shacabka oo la shaaciyay

Posted on April 16, 2022April 16, 2022 by News Office

Xildhibaannada cusub ee Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii u horreeyay tan iyo markii la dhaariyay. Gudoomiyaha… Sii akhri

Midowga Afrika oo wakiil cusub u magacaabaya Soomaaliya

Posted on April 16, 2022April 16, 2022 by News Office

Wargeyska The East African ayaa sheegaya in Midowga Afrika uu maalmaha soo socda Soomaaliya u magacaabi doono wakiil cusub kadib… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close