Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Doorashada Kursi kamid ah Golaha Shacabka oo maanta lagu qabanayo magaalada Jowhar

Kursi kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto magaalada Jowhar ee Hirshabeelle. Kursigaas… Sii akhri

Posted on April 24, 2022April 24, 2022 by News Office

Guddiga xallinta khilaafaadka oo sharci-darro ku tilmaamay kuraasta lagu doortay Ceelwaaq

Posted on April 23, 2022April 23, 2022 by News Office

Guddiga xallinta Khilaafaadka doorashooyinka heer Federaal ayaa sharci-darro ku tilmaamay doorashooyinka is barbar soda (Parallel election) ee Garbahaarrey iyo Ceelwaaq.… Sii akhri

Hadal jeedinta musharaxiinta u taagan guddoonka labada Aqal oo maanta dhacaysa

Posted on April 23, 2022April 23, 2022 by News Office

Xildhibaanada labada Aqalka ee Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya oo maanta sabti ah kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho ayaa waxay dhegeysanayaan hadal… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo waxba kama jiraan ku tilmaamay Kuraasta loo wareejiyay Ceelwaaq

Posted on April 22, 2022April 22, 2022 by News Office

Madaxweyne Farmaajo ayaa Wareegto uu soo saaray waxba kama jiraan ku tilmaamay Doorashada ka socota degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.… Sii akhri

Wasiir ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ku guulaystay kursigii ugu horeeye Ceelwaaq lagu doortay

Posted on April 22, 2022April 22, 2022 by News Office

Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ee FEIT oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Guddiga heer Jubaland ee SEIT iyo Guddiga Xallinta… Sii akhri

Puntland oo guddi baaris u saaraysa dhacdadii Gaalkacyo

Posted on April 22, 2022 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa sida ay sheegtay guddi baaritaan u saarraysa dhacdadii khasaaraha sababtay ee xalay ka dhacday Gaalkacyo. Qoraal ka… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka FEIT oo gaaray magaalada Ceelwaaq

Posted on April 22, 2022April 22, 2022 by News Office

Wefdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal Muuse Geelle Faroole ayaa maanta gaaray degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.… Sii akhri

Puntland oo war ka soo saartay iska hor-imaad ka dhacay Gaalkacyo

Posted on April 21, 2022April 21, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa war ka soo saaray iska hor-imaad khasaare gaystay oo caawa ka… Sii akhri

Faahfaahinta Khasaaraha iska hor-imaadka Caawa ka dhacay Gaalkacyo

Posted on April 21, 2022April 21, 2022 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa iska hor-imaad fiidnimadii Caawa ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Iska hor-imaadka… Sii akhri

Taliye ka tirsan Puntland oo ku dhaawacmay iska hor-imaad ka dhacay Gaalkacyo

Posted on April 21, 2022April 21, 2022 by News Office

Iska hor-imaad hubaysan ayaa fiidnimadii caawa magaalada Gaalkacyo ku dhexmaray Ciidanka Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland iyo Ciidamo waardiye ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close