Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Guudlaawe oo la kulmay qaar kamid ah xildhibaanada laga soo doorto Hirshabeelle

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay kulan la qaatay qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee BJFS ee deegaan… Sii akhri

Posted on April 25, 2022April 25, 2022 by News Office

Madaxweyne Deni oo kulamo ka wada magaalada Muqdisho

Posted on April 25, 2022April 25, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Muqdisho kula kulmay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe. Wararku waxay sheegayaan in… Sii akhri

Hawlgalka ATMIS oo bandow ku soo rogay xarunta Xalane

Posted on April 25, 2022April 25, 2022 by News Office

Qoraal ka soo baxay Howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS, ayaa lagu sheegay in bandow socon doona mudda dhawr cisha ah… Sii akhri

Turkiga oo hawadiisa ka xirtay diyaaradaha Ruushka ee u socda Syria

Posted on April 25, 2022April 25, 2022 by News Office

Warbaahinta maxalliga ah ee dalka Turkiga oo soo xiganaysa wasiirka arrimaha debedda Mevlut Cavusoglu ayaa baahisay in dalka Turkigu uu… Sii akhri

Maxaa dhexmaray Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo Agaasinka Warbaahinta dowladda?

Posted on April 24, 2022April 24, 2022 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta booqday xarunta dhexe ee Telefishinka iyo Raadiyaha dowladda. Madaxweyne ku… Sii akhri

Puntland oo guddi baaris u magacowday dhacdadii Gaalkacyo

Posted on April 24, 2022April 24, 2022 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta magacaabay guddi baaris ku sameeya dhacdadii dhowaan ka dhacday magaalada… Sii akhri

Deni oo la kulmay Rooble iyo Xasan Shiikh Maxamuud

Posted on April 24, 2022April 24, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Ra’iisal Wasaare Rooble iyo Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Shiikh… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo shir caalami ah kaga qayb-galaya dalka Switzerland

Posted on April 24, 2022April 24, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar hal maalin qaadan doona ugu amba baxay Magaalada Geneva ee… Sii akhri

Xarunta Baarlamanka Soomaaliya ku shiraan ee Villa Hargeysa oo amni-darro looga cararay

Posted on April 24, 2022April 24, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shaki weyn laga qabo xaalad amni-darro oo ka jirta Xarunta ay ku… Sii akhri

Axmed Karaash oo lagu wado in uu maanta Shir gaar ah la yeesho Maamulka iyo Shaqaalaha PLTV

Posted on April 24, 2022April 24, 2022 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa lagu wadaa in uu maanta shir gaar ah la yeesho… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close