Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Aaden Madoobe oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya

Xildhibaan Aaden Maxamed Nuur (Aaden Madoobe) ayaa loo doortay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri

Posted on April 28, 2022April 28, 2022 by News Office

Kuraastii Ceelwaaq oo lagu daray Liiska Xildhibaannada dooranaya Gudoonka Golaha Shacabka

Posted on April 27, 2022April 27, 2022 by News Office

Liiska Xildhibaannada Golaha Shacabka ee dooranaya Guddoonka cusub ayaa loo gudbiyay Hawlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS oo mas’uul ka… Sii akhri

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay xiisadda ka jirta Muqdisho

Posted on April 27, 2022April 27, 2022 by News Office

Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa ku baaqay in aysan mar danbe dhicin xiisado siyaasadeed iyo iyo dhacdooyin amni-darro oo dib u… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay

Posted on April 27, 2022April 27, 2022 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa saaka dib ugu laabtay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo amar deg deg ah siiyay Hawlgalka Nabad Iaalinta ATMIS

Posted on April 26, 2022April 27, 2022 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa amar ku siiyay Ciidanka Nabad Ilaalinta ATMIS in ay si deg deg ah ula… Sii akhri

Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo mar kale loo doortay Gudoomiyaha Aqalka sare

Posted on April 26, 2022April 26, 2022 by News Office

Senator Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa mar kale loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya. Sen. Cabdi Xaashi ayaa ku guulaystay… Sii akhri

Diyaar-garowgii u danbeeyay ee Doorashada Guddoonka Aqalka sare oo Muqdisho ka socda

Posted on April 26, 2022April 26, 2022 by News Office

Diyaar-garowgii u danbeeyay ee Doorashada Guddoonka Aqalka sare ayaa ka socda magaalada Muqdisho. Doorashada waxaa lagu qabanayaa Teendhada Afisyooni ee… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Garoowe ku laabanaya kadib khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo ku xigeenkiisa

Posted on April 26, 2022April 26, 2022 by News Office

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu dhowaan ku laabanayo magaalada Garoowe. Madaxweyne Deni ayaa… Sii akhri

Axmed Karaash oo u amba-baxay magaalada Gaalkacyo

Posted on April 26, 2022April 26, 2022 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa saaka  u amba-baxay  magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Madaxweyne ku… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ku wajahan Gaalkacyo

Posted on April 26, 2022April 26, 2022 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash ayaa sida wararku sheegayaan saacadaha soo socda ku wajahan magaalada Gaalkacyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close