Tallaabo uu qaaday Maxamed Abukar Islow oo xiisad ka abuurtay magaalada Jowhar
Xiisad siyaasadeed ayaa maanta ka aloosan magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Xiisaddaas ayaa sida wararku sheegayaan la xiriirta… Sii akhri
Xiisad siyaasadeed ayaa maanta ka aloosan magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Xiisaddaas ayaa sida wararku sheegayaan la xiriirta… Sii akhri
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Suxufiyiinta ku sugan Soomaaliya ay weli wajahayaan xaalad halis ah oo dhinacyo badan. Qoraal ka… Sii akhri
Ururka Al-shabaab ayaa war ka soo saaray weerar khasaare badan dhaliyay kaas oo subaxnimadii hore ee ay saaka ka fuliyeen… Sii akhri
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur(Madoobe) ayaa maanta kulan Muqdisho kula qaatay madaxweynihii hore ahna musharrax madaxweyne… Sii akhri
Guddoomiyaha degmada Eyl oo ka tirsan Gobolka Nugaal Muuse Cismaan Yuusuf ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in uu ka… Sii akhri
Madaxweyne Farmaajo oo salaadda Ciidul Fidriga ku tukaday Masjidka Madaxtooyada Villa Somalia, ayaa ummadda Muslimiinta ah iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed… Sii akhri
Soomaaliya iyo inta badan dunida muslimka ayay saaka u tahay maalinta kowaad ee iidda Soon-fur. Dhammaan Gobollada Soomaaliya oo ay… Sii akhri
Dowladda Ingiriiska ayaa soo saartay digniin ku saabsan weeraro argagixiso iyo af-duubyo ay qorshaynayaan ururka Al-shabaab. Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay… Sii akhri
Maraykanka ayaa doonayaa in dhinacyada iska soo horjeeda ee ku lug leh colaadda Itoobiya ay dhaqan geliyaan wadahadalka xabbad-joojinta iyo… Sii akhri
Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in madaxweyne Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ay dhisayaan musharrax Xasan Cali Khayre oo u tartamaya… Sii akhri