Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Raashiya oo maanta kulmaya

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta oo jimca ah magaalada Sochi  ee dalka Raashiya kula kulmi doona madaxweyne Vladamir… Sii akhri

Posted on August 5, 2022August 5, 2022 by News Office

Ciidamo xooggan iyo wefdi ka socda Somaliland oo gudaha u galay degmada Boocame

Posted on August 4, 2022August 4, 2022 by News Office

Wefdi ka socda Somaliland oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Sool ugu magacaaban Cabdikariin Aaden Xaaji Diiriye ayaa saaka gaaray degmada… Sii akhri

Shiinaha dhoola-tus ciidan ka bilaabay biyaha iyo Hawada sare ee Jasiiradda Taiwan

Posted on August 4, 2022August 4, 2022 by News Office

Ciidamada militariga Shiinaha ayaa bilaabay dhoolatus ciidan, oo ay ku jiraan gantaallo toos ah oo ay ku ridayaan biyaha iyo… Sii akhri

Xiisad u dhexaysa Ciidamada Puntland iyo Somaliland oo ka taagan Gobolka Sool

Posted on August 4, 2022August 4, 2022 by News Office

Xiisad u dhexaysa Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa ka taagan nawaaxiga degmada Boocame ee Gobolka Sool. Cutubyo ka tirsan Ciidanka… Sii akhri

Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Puntland oo baaqday Saaka

Posted on August 4, 2022August 4, 2022 by News Office

Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Puntland oo lagu waday in uu qabsoomo Saaka ayaa gebi ahaanba baaqday sida ay wararku… Sii akhri

Maxaa lagu fasiray dhaq dhaqaaqyada siyaasadeed oo uu wado madaxweyne Deni?

Posted on August 3, 2022August 3, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa  bilaabay olole siyaasadeed oo ku jihaysan doorashada Puntland ee sannadka 2024, sida laga fahmay… Sii akhri

Xukun lagu riday haweeney Soomaali ah oo dibadda lacago uga soo diri jirtay Al-shabaab

Posted on August 3, 2022August 3, 2022 by News Office

Haweeney Soomaaliyeed, oo haysata dhalashada waddanka Holland ayaa lagu xukumay saddex sano oo xarig ah, kadib markii lagu soo eedeeyay… Sii akhri

Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo maanta la kulmaya guddi gaar ah oo loo xil-saaray arrinta Xukuumadda

Posted on August 3, 2022August 3, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa lagu wadaa in uu maanta kulan gaar ah la yeesho guddi uu Baarlamanka… Sii akhri

Liiska Golaha Xukuumadda cusub ee Soomaaliya oo la shaaciyay

Posted on August 2, 2022August 2, 2022 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Galabta magacaabay Golaha Xukuumaddiisa cusub, oo ka kooban 26 wasiir, 26… Sii akhri

Dabley hubaysan oo dhaawacay Taliyaha saldhiga bartamaha magaalada Garoowe

Posted on August 2, 2022August 2, 2022 by News Office

Koox hubaysan oo ku eedaysan in ay ku lug-leeyihiin maandooriyaha Khamriga ayaa gelinkii danbe ee xalay dhaawacay Taliyaha saldhiga bartamaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close