Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya oo maanta codka Kalsoonida u qaadaya Xukuumadda cusub

Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan weyne ku yeelanaya xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Kulanka… Sii akhri

Posted on August 7, 2022August 7, 2022 by News Office

Shirweynaha abaaraha Galmudug oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb

Posted on August 7, 2022August 7, 2022 by News Office

Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bini-aadanimada iyo gurmadka abaaraha xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay magalaada… Sii akhri

Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyay Wax-ka beddel lagu sameeyay Maalmaha Shaqada

Posted on August 6, 2022August 6, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-Guddoomiyey… Sii akhri

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo kulan la qaatay Saraakiisha Amniga

Posted on August 6, 2022August 6, 2022 by News Office

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ayaa kulan la qaatay Saraakiisha, Taliyayaasha iyo Taliye xigeenada Ciidamada Amniga Gobolka Mudug.… Sii akhri

Maxaa looga hadlayaa Shirka Golaha Xukuumadda Puntland ee maanta?

Posted on August 6, 2022August 6, 2022 by News Office

Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo Khamiistii baaqday ayaa lagu wadaa in uu Sabtida maanta ah ka qabsoomo Qasriga Madaxtooyada Garoowe.… Sii akhri

XOG: Axmed Taaran oo markii saddexaad loo magacaabayo Maxkamadda sare ee Puntland

Posted on August 6, 2022August 6, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sida warar sugan xaqiijinayaan markii saddexaad Guddoomiyaha Maxkamadda sare u magacaabaya Avv. Axmed Maxamed… Sii akhri

Booliiska Gobolka Karkaar oo burburiyay hogo dhuxul laga shidayay

Posted on August 6, 2022August 6, 2022 by News Office

Ciidamada booliska Gobolka Karkaar ayaa sameeyay hawl-galo lagu burburinayo hogo dhuxul laga shidayay miyiga degmada Qardho. Ciidamada ayaa gacanta ku… Sii akhri

Marxuum Maxamed Warsame Darwiish oo maanta aas Qaran loogu sameeyay Kismaayo

Posted on August 5, 2022August 5, 2022 by News Office

Alle ha u naxariistee meyda Wasiirkii Arrimaha Gudaha dawladda Jubbaland, marxuum Gen. Maxamed Warsame Faarax (Darwiish ayaa maanta la keenay… Sii akhri

Shirweyne ku saabsan Nabadayntii Saax-maygaag iyo Senge-jebiye oo dhowaan la qabanayo

Posted on August 5, 2022August 5, 2022 by News Office

Shir weyn lagu dhammaystirayo Nabadayntii Saax-maygaag iyo Senge-jebiye ayaa lagu wadaa in bilowga Todobaadka la qabto sida laga soo xigtay… Sii akhri

Maraykanka oo Furuqa daanyeerka u aqoonsaday xaalad caafimaad oo deg deg ah

Posted on August 5, 2022August 5, 2022 by News Office

Dowladda Mareykanka ayaa saacado ka hor ku dhawaaqay xaalad caafimaad-guud oo deg deg ah, kaddib marki ay soo bateen kiisaska… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close