Sidee u dhacay dilka hoggaamiyihii ururka al-Qaacida Ayman al-Zawahiri?
Wararka ka imanaya waddanka Afghanistan ayaa sheegaya in duqayn xagga cirka ah lagu dilay hoggaamiyihii ururka al-Qaacida Ayman al-Zawahiri. Al-Zawahiri… Sii akhri
Wararka ka imanaya waddanka Afghanistan ayaa sheegaya in duqayn xagga cirka ah lagu dilay hoggaamiyihii ururka al-Qaacida Ayman al-Zawahiri. Al-Zawahiri… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay ka qeybgalay Xafladda xuska munaasabadda 1-da August, sanad guuradii 24-aad ee Aasaaskii… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo ah 1-da August, oo loo dabaaldegayo sanad guuradii 24-aad ee… Sii akhri
Madaxweyne Siciid Deni ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay guddi uu Baarlamanka Puntland u xil-saaray arrinta maxkamadda sare oo… Sii akhri
Warar soo baxaya ayaa sheegaya, in xukuumadda Puntland ay munaasabadda Xuska 1-da Agoosto u beddeshay qaaraan-ururin lagu caawinayo dadka abaartu… Sii akhri
Khilaaf iyo is-faham la’aan ayaa ka dhex taagan guddi uu Baarlamanka Puntland u xil-saaray ururinta natiijadii ka soo baxday la-xisaabtanka… Sii akhri
Maxkamadda derejada kowaad ee degmada Garoowe ayaa saaka mar kale u fadhida dhegeysiga dacwadda ku saabsan dhoofinta geed-quwaaxa. Sida ay… Sii akhri
Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa lagu wadaa in ay maalmaha soo socda booqdaan degmada Eyl ee Gobolka Nugaal. Degmada Eyl… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo mas’uuliyiinta sare ee ururrada siyaasadda Puntland ayaa Caawa kulan wada-tashi ah ku yeeshay xarunta… Sii akhri
Alle ha u naxariistee waxaa maanta dalka Jarmalka ku geeriyooday wasiirkii Arrimaha gudaha Jubaland Gen. Maxamed Warsame Darwiish. Xubno kamid… Sii akhri