Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xasan Sheekh iyo Siciid Deni oo kormeeray qaar kamid ah wasaaradaha Puntland

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqday qaar kamid ah xarumaha dowladda… Sii akhri

Posted on August 28, 2022August 28, 2022 by News Office

Al-shabaab oo baaqii u horreeyay u jeedisay Madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto

Posted on August 28, 2022August 28, 2022 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa ugu baaqay Madaxweynaha cusub ee Kenya, William Ruto in uu Ciidamada dalkiisa ka saaro gudaha Soomaaliya. Qoraal… Sii akhri

Soomaaliya iyo Japan oo ka wada-hadlay iskaashiga iyo wax wada-qabsiga labada dal

Posted on August 28, 2022August 28, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xalay waxa uu kulan doceed kula yeeshay magaalada Tunis… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay wada-hadalka Siciid Deni iyo Xasan Sheekh

Posted on August 27, 2022August 27, 2022 by News Office

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa doonaya in laga gudbo qodobada adag ee caqabadda ku noqday wada-hadalka Puntland iyo Villa Somalia uga… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo xushay saddex wasiir oo ku wehelin doona kulamada Puntland iyo Villa Somalia

Posted on August 27, 2022August 27, 2022 by News Office

Inkastoo kulamadii u danbeeyay ee Garoowe uga socday Siciid Deni iyo Xasan Sheekh aysan cidna ku wehelin, islamarkaana aysan wax… Sii akhri

Muxuu yahay wefdiga u imaanaya dhex-dhexaadinta Siciid Deni iyo Xasan Sheekh?

Posted on August 27, 2022August 27, 2022 by News Office

Wefdi ka socda Golayaasha kala duwan ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wajahan magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, sida ay… Sii akhri

William Ruto oo Maxkamadda sare ee Kenya ugu baaqay in ay diido codsiga Raila Odinga

Posted on August 27, 2022August 27, 2022 by News Office

Madaxweynaha la doortay ee Kenya, William Ruto ayaa ugu baaqay Maxkamada Sare ee dalkaas in ay diido codsiga uu u… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo gaaray magaalada Tunis ee caasimadda dalka Tuniisiya

Posted on August 27, 2022August 27, 2022 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa xalay si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada… Sii akhri

Fannaad Reer Turki ah oo loo xiray kaftan ay samaysay sannad ka hor

Posted on August 27, 2022August 27, 2022 by News Office

Fanaanada reer Turki ee Gulsen ayaa xabsiga loo taxaabay waxaana lagu eedeeyay in ay hurinayso nacayb ka dhashay kaftan ay… Sii akhri

Tedros Adhanom oo si adag uga hadlay xaaladda ka taagan Gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya

Posted on August 26, 2022August 26, 2022 by News Office

Madaxa hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa sheegay in ay xanuun gaar ah ku hayso xaaladda ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close