Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xasan Sheekh iyo Siciid Deni oo xalay yeeshay kulan gaar ah oo albaabadu u xiran yihiin

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay soo gaaray caasimadda Garoowe iyo Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan… Sii akhri

Posted on August 26, 2022August 26, 2022 by News Office

Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya oo ka wada-hadlay Gargaarka iyo Taakuleynta dadka abaartu saameysay

Posted on August 26, 2022August 26, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa saaka Kulan la qaatay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud… Sii akhri

Madax ka socota UNSOM oo booqday Xarunta Baarlamanka Puntland

Posted on August 24, 2022August 24, 2022 by News Office

Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta Aqalka Wakiillada ku qaabilay Wefti… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheikh oo ku wajahan Puntland

Posted on August 24, 2022August 24, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maalmaha soo socda ku wajahan Puntland gaar ahaanna caasimadda Garoowe sida ay xaqiijinayaan warar… Sii akhri

Kulan Wadareedka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Posted on August 23, 2022August 23, 2022 by News Office

Kulan wadareedka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Kulanka oo soconaya muddo laba maalin ah… Sii akhri

Wasiirka Duulista Hawada oo La Kulantay Agaasimayaal Ka Socday Hay’adda Duulista Rayidka

Posted on August 23, 2022August 23, 2022 by News Office

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa Kulan lagu daedar galinayo Shaqooyinka Hay’adda Duulista Rayidka… Sii akhri

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo kormeeray Ciidamada ku sugan jiidda Gobolka Hiiraan

Posted on August 23, 2022August 23, 2022 by News Office

Wasiirka Gaashaandhigga oo uu weheliyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa jiida hore ee gobolka Hiiraan ku komeeray ciidamada dagaalka… Sii akhri

Ra’iisulwasaare Xamsa oo la kulmay qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed

Posted on August 23, 2022August 23, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay Culimada Soomaaliyeed kala hadlay doorka ay ku leeyihiin gurmadka abaaraha,… Sii akhri

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Shiinaha

Posted on August 22, 2022August 22, 2022 by News Office

Wasiirka waxbarashadda Soomaaliya Faarax Sheikh Cabdulqaadir ayaa maanta la kulmay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mudane FEISHENGCHAO. Labada mas’uul ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo qaabilay wafdi ka socday Hay’adda UNICEF

Posted on August 22, 2022August 22, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Hay’adda UNICEF oo ay hoggaaminayso… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close