Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo ku celisay in aysan gebi ahaanba qayb ka ahayn dagaalka Laascaanood

Xukuumadda Puntland ayaa mar kale ku celisay in aysan gebi ahaanba qayb ka ahayn colaadda ka taagan magaalada Laascaanood. Wasiirka… Sii akhri

Posted on April 2, 2023April 2, 2023 by News Office

Xiisadda magaalada Laascaanood oo ku sii fidaysa degaanno horleh

Posted on April 2, 2023April 2, 2023 by News Office

Xiisadda Laascaanood ayaa ku sii fidaysa degaannada laamiga saaran oo marin u ah gurmadka iyo saadka Ciidamada Somaliland ee fadhiya… Sii akhri

Booliska Muqdisho oo gacanta ku dhigay laba eedaysane oo loo haysto dhac

Posted on April 2, 2023April 2, 2023 by News Office

Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa howlgal ay sameeyeen kadib  gacanta kusoo dhigay laba nin oo ku… Sii akhri

SSC-Khaatumo oo ka hadlay dagaalka maanta ka socda duleedka Laascaanood

Posted on April 1, 2023April 1, 2023 by News Office

Hoggaanka sare ee SSC-khaatumo ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray kaga hadlay dagaalka maanta ka socda duleedka Laascaanood War-saxaafadeedka ayaa lagu… Sii akhri

Dagaal mar kale saaka ka qarxay hareeraha Laascaanood

Posted on April 1, 2023April 1, 2023 by News Office

Ciidamada Somaliland ayaa mar kale saaka weerar ku soo qaaday magaalada Laascaanood kadib markii ay ku fashilmeen weerarkii shalay. Jihooyinka… Sii akhri

Sarkaal ka tirsan C.I.D-da Puntland oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Gaalkacyo

Posted on April 1, 2023April 1, 2023 by News Office

Sarkaal ka tirsan waaxda danbi baarista C.I.D-da Puntland ayaa xalay lagu dhaawacay magaalada Gaalkacyo kadib qarax loogu xiray gaarigiisa. Sarkaalkan… Sii akhri

Dowladaha Soomaaliya iyo Serbia oo ka wada-hadlay Qodoba muhiim ah

Posted on April 1, 2023April 1, 2023 by News Office

Safiirka Soomaaliya u qaabilsan dalka Serbia Mudane Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa kulan la qaatay  Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka… Sii akhri

Dagaal ka socda jihooyin kamid ah jiidda Laascaanood

Posted on March 31, 2023March 31, 2023 by News Office

Dagaal xooggan ayaa sida la soo werinayo ka socda jihooyin kala duwan oo kamid ah jiidda Laascaanood. Ciidamada Somaliland ayaa… Sii akhri

Maraykanka oo maamulka Somaliland ugu baaqay in uu ciidamadiisa kala baxo jiidda Laascaanood

Posted on March 31, 2023March 31, 2023 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa ugu baaqday Taliska Muuse Biixi in uu Ciidamadiisa dib uga la baxo nawaaxiga magaalada Laascaanood ee xarunta… Sii akhri

Booliska Puntland oo Boosaaso ku qabtay gaari siday lacago been abuur ah

Posted on March 30, 2023March 30, 2023 by News Office

Ciidanka Booliska dowladda Puntland ayaa hawlgal qorshaysan oo ay ka sameeeen Boosaaso waxay ku qabteen gaari waday lacago been abuur… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close