Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Khasaaraha ka dhashay markab rakaab siday oo ku gubtay Filibiin

Ugu yaraan 28 ruux ayaa ku dhintay,230 kalena waa laga soo badbaadiyay kadib markii markabka rakaab siday uu ku gubtay… Sii akhri

Posted on March 30, 2023March 30, 2023 by News Office

Madaxweynaha Ruushka oo laga yaabo in uu booqdo Turkiga

Posted on March 30, 2023March 30, 2023 by News Office

Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Arbacadii sheegay in dhigiisa Ruushka Vladimir Putin laga yaabo inuu booqdo Turkiga 27-ka bisha soo… Sii akhri

Madaxweynaha Maraykanka oo Safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya

Posted on March 30, 2023March 30, 2023 by News Office

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa u magcaabay Richard H. Riley in uu noqdo safiirka cusub ee Maraykanka u qaabilsan… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo sheegay in uu wada-hadal la galayo jabhadda OLA

Posted on March 29, 2023March 29, 2023 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa Talaadadii sheegay in maamulkiisu uu isku dayayo inuu wadahadal la yeesho ‘jabhad sharci-darro ah’ oo inta… Sii akhri

Ruushka oo dhoola-tus ku samaynaya Gantaalaha isaga gudba Qaaradaha

Posted on March 29, 2023March 29, 2023 by News Office

Ciidanka Ruushka ayaa bilaabay dhoolatus ay ku sameynayaan nidaamka gantaalaha isaga gudba qaaradaha, taasoo loo arko isku day kale oo… Sii akhri

Somaliland oo mar kale ku celisay in ay dagaal ku qaadayso Laascaanood

Posted on March 29, 2023March 29, 2023 by News Office

Taliska Ciidamada Somaliland ayaa mar kale ku celiyay in ay weerar ku qaadayaan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Qoraal… Sii akhri

Dowladda Turkiga oo u yeertay Safiirka Faransiiska

Posted on March 29, 2023March 29, 2023 by News Office

Wasaaradda arrimaha dibedda Turkiga ayaa u yeertay safiirka Faransiiska si ay “si xooggan ugu cambaareyso” go’aanka uu Senate-ka dalkaas ku… Sii akhri

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya

Posted on March 28, 2023March 28, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku… Sii akhri

Booliska Gobolka Banaadir oo burburiyay warshadii Maandooriyaha Muqdisho

Posted on March 28, 2023March 28, 2023 by News Office

Booliska Gobolk Banaadir ayaa shaaciyay in ay burburiyeen xaruntii maandooriyaha ee ugu weyneyd Muqdisho. Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir G/sare Mahdi… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee dagaalka Laascaanood

Posted on March 28, 2023March 28, 2023 by News Office

Ciidamada Somaliland ayaa saaka abaabul iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada duleedka Laascaanood. Qaar kamid ah gaadiidkii dagaalka oo laga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close