Diblomaasiyiin iyo shaqaale Maraykan ah oo laga daad-gureeyay colaadda Suudaan
Shaqaalaha safaaradda Mareykanka iyo qoysaskooda ayay ciidamada Mareykanku ka daad-gureeyeen caasimadda Suudaan ee Khartuum, halkaas oo ay dagaallo ka socdaan,… Sii akhri
Shaqaalaha safaaradda Mareykanka iyo qoysaskooda ayay ciidamada Mareykanku ka daad-gureeyeen caasimadda Suudaan ee Khartuum, halkaas oo ay dagaallo ka socdaan,… Sii akhri
Dagaal xooggan ayaa sida la soo weriyay saaka oo Sabti ah ka dhacay degaanka Masaggawaa ee Gobolka Galgaduud. Dagaallamayaal ka… Sii akhri
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa kala hadlay heshiiska OPEC+ ee lagu xaddidayo soo saarista shidaalka dhaxal-sugaha Sacuudiga, Maxamed bin Salmaan,… Sii akhri
Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka dowladda Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay in ay hawlgal qorshaysan ku dishay in ka badan 20… Sii akhri
Ciidamada RSF ee Sudan ayaa sheegay inay oggolaadeen xabbad-joojin 72 saacadood ah, taas oo la xiriirta howlaha bini’aadinimo ciidda Muslimiinta… Sii akhri
Hay’adda xuquuqda Insaanka ee Amnesty International ayaa maanta soo saartay natiijada baaritaan ay ku samaysay xasuuqa ka baxsan banii’aadanimada ee… Sii akhri
Laamaha Puntland iyo Galmudug oo is kaashanaya ayaa sida la xaqiijinayo magaalada Gaalkacyo ku qabtay shabakad argagixiso ah oo diyaarinaysay… Sii akhri
Kumannaan qof ayaa ka qaxay caasimadda Sudan ee Khartoum, kaddib marki uu dagaalka u dhaxeeya millatariga iyo xooggaga hubeysani uu… Sii akhri
Hindiya ayaa la filayaa in ay Shiinaha kala wareegto dalka ugu dadka badan dunida kahor dhammaadka bisha June ee sannadkan… Sii akhri
Xoogaga SSC-Khaatumo ayaa dhanka waqooyi furin horleh kaga furay ciidamada Somaliland ee fadhiya duleedka Laascaanood. Cutubyo ka tirsan ciidanka SSC-khaatumo… Sii akhri