Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Booliiska Tunisia oo xabsiga dhigay siyaasi caan ah oo hoggaamiya xisbi mucaarad ah

Booliiska Tunisia ayaa xabsiga dhigay hoggaamiyaha xisbiga Ennahda Rached Ghannouchi, oo ah ninka ugu caansan ee mucaaradka madaxweyne Kais Saied,… Sii akhri

Posted on April 19, 2023April 19, 2023 by News Office

Go’aankii SSC-Khaatumo ku joojisay ganacsiga Somaliland oo dhaqan-galay

Posted on April 19, 2023April 19, 2023 by News Office

Isu socodka gaadiidka laamiga dheer ee degaannada Somaliland iyo SSC-Khaatumo ayaa gebi ahaanba xirmay. Maamulka SSC-Khaatumo ayaa dhawaan xayiraad ku… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya oo gaaray Cadaado

Posted on April 19, 2023April 19, 2023 by News Office

Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Cadaado ee… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee dagaalka ka socda dalka Sudan

Posted on April 18, 2023April 18, 2023 by News Office

Militariga Sudan ayaa maanta beeniyey in ay ka war hayaan xabbad-joojin 24 saac ah, kadib markii madaxa ciidamada sida militariga… Sii akhri

Puntland oo ruqsadii shaqo kala laabatay hay’ad maxalli ah

Posted on April 18, 2023April 18, 2023 by News Office

Wasaaradda Qorshaynta Puntland ayaa ruqsadii Shaqada kala laabatay Hay’adda Sadar Development And Resilience Institute. Wasaaradda ayaa Hay’addaas ku eedaysay in… Sii akhri

Dowladda Ingiriiska oo safiir cusub u soo magacaabatay Soomaaliya

Posted on April 18, 2023April 18, 2023 by News Office

Dowladda Ingiriiska ayaa soo magacowday danjire cusub oo u qaabilsan Soomaaliya, kaas oo beddelaya safiirkii hore Ms. Kate Foster Boqortooyada… Sii akhri

Al-shabaabka ku sugan Ceelbuur oo sida la sheegay Hubkoodii ku wareejiyay odayaasha dhaqanka degmadaas

Posted on April 18, 2023April 18, 2023 by News Office

Maleeshiyaadka Al-shabaab ee ku sugan degmada Ceelbuur ayaa hubkoodii ku wareejiyay odayaasha dhaqanka degmadaas, sida ay tebisay wakaaladda wararka dowladda… Sii akhri

Beesha Caalamka oo Somaliland ka dalbatay in ay si deg deg ah oo shuruud la’aana ku joojiso dagaalka Laascaanood

Posted on April 17, 2023April 17, 2023 by News Office

Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ayaa Somaliland ka dalbaday in ay si deg deg ah oo shuruud la’aan ah ku… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo maanta dib ugu laabtay Garoowe

Posted on April 17, 2023April 17, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo muddooyinkii danbe safar ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa maanta dib ugu laabtay Garoowe. Madaxweyne Siciid… Sii akhri

SSC-Khaatumo beeniyay in ay Laascaanood ka dagaallamayaan ciidamo ka tirsan Puntland

Posted on April 17, 2023April 17, 2023 by News Office

Hoggaanka SSC-khaatumo ayaa gebi ahaanba waxba kama jiraan ku tilmaamay in ciidamo ka tirsan Puntland ay ka dagaallamayaan Laascaanood. War-saxaafadeed… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close