Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada Kaydka ah ee SSC oo ku biiraya dagaalka Laascaanood

Guutooyin ka tirsan Ciidanka Kaydka ah ee SSC-khaatumo ayaa lagu wadaa in ay ku biiraan dagaalka Laascaanood. Ciidankan oo ku… Sii akhri

Posted on June 10, 2023June 10, 2023 by News Office

Ilhaan Cumar oo xil sare looga magacaabay Aqalka Wakiilada Maraykanka

Posted on June 9, 2023June 9, 2023 by News Office

Xil. Ilhaan Cumar ayaa loo magacaabay ku xigeenka Hoggaanka xubnaha xisbiga dimoqraadiga ee guddiga Miisaaniyadda Aqalka Wakiilada Mareykanka.  Guddigan ayaa… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Jimcaha maanta ah ku wajahan degmada Dangoroyo

Posted on June 9, 2023June 9, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta oo Jimce ah ku wajahan degmada Dangoroyo ee ka tirsan Gobolka Nugaal. Madaxweyne Deni… Sii akhri

Iska hor-imaad khasaare sababay oo xalay ka dhacay Garoowe

Posted on June 9, 2023June 9, 2023 by News Office

Iska hor-imaad khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa xalay ka dhacay magaalada Garoowe. Saddex askari oo ka tirsan Booliska Puntland… Sii akhri

Qormo: Ingiriiska oo u quus gooyay doodii Somaliland ee sheegashada Xuduudaha SSC

Posted on June 9, 2023June 9, 2023 by News Office

Fadhi ay yeesheen xubnaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey Arbacadii toddobaadkan ayaa si qayaxan Soomaaliland loogu yiri “waa in aad… Sii akhri

Kismaayo: Xarunta cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xariga laga jaray

Posted on June 8, 2023June 8, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday Xarunta labaad ee Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadda… Sii akhri

Puntland oo dowladda Federaalka ku eedaysay in ay musuq maasuq ku samaysay arrimaha Xajka

Posted on June 8, 2023June 8, 2023 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa ka hortimid hannaanka dowladda Federaalka Soomaaliya sannadkan u maareysay arrimaha Xajka. Wasaaradda Caddaaladda Puntland ayaa si adag… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo Somaliland ugu baaqday in ay ciidankeeda kala baxdo dagaalka Laascaanood

Posted on June 8, 2023June 8, 2023 by News Office

Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM ayaa walaac ka muujiyay colaadda ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Bayaan ka… Sii akhri

Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Isimada Dhaqanka SSC

Posted on June 8, 2023June 8, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa xalay casho Sharaf ku qabsoomtay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay

Posted on June 7, 2023June 7, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga cusub ee Xogyaha Guud ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close