Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wardheer: Damalkii taariikhiga ahaa ee Quracle oo go’ay

Magaalada Wardheer ee xarunta Gobolka Doollo ayaa laga soo tebinayaa in uu go’ay damalkii taariikhiga ah ee Quracle. Damalkan oo… Sii akhri

Posted on June 7, 2023June 7, 2023 by News Office

Madaxweyne Deni oo dhawaan ku wajahan Garoowe

Posted on June 7, 2023June 7, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ku sugan degaanka Ceel-haarre ee duleedka magaalada Qardho ayaa dhawaan ku wajahan caasimadda Garoowe. Madaxweyne… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo xariga ka jaray shan waddo oo laami ah

Posted on June 7, 2023June 7, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xariga ka jaray shan wado oo laami ah oo laga hirgaliyay Magaalada… Sii akhri

Maraykanka iyo Sacuudiga oo ka wada-hadlay Xoojinta Iskaashiga labada dhinac

Posted on June 7, 2023June 7, 2023 by News Office

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa saacadihii hore ee Arbacada maanta ah la kulmay dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed bin… Sii akhri

Jubaland oo Maamul cusub u magacowday Gobolka Gedo

Posted on June 6, 2023June 7, 2023 by News Office

Dowladda Jubaland ayaa Caawa mas’uuliyiin cusub u magacowday Gobolka Gedo. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam… Sii akhri

Shir ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee Puntland oo lagu qabtay Nairobi

Posted on June 6, 2023June 6, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland, Madaxweyne hore Gaas, Ra’iisul wasaare  hore Cumar Cabdirashiid, Senatarro, xildhibaanno iyo siyaasiyiin kale oo ku shiray magaalada… Sii akhri

Kooxo hubaysan oo ugu yaraan 30 qof ku dilay dalka Nigeria

Posted on June 6, 2023June 6, 2023 by News Office

Kooxo hubaysan ayaa dalka Nigeria ku dilay ugu yaraan 30 qof halka ay afduubteen tiro caruur ah. Kooxda ayaa weeraro… Sii akhri

Raage Garaad Cabdiqani oo xil wasiirnimo ka raadinaya Somaliland

Posted on June 5, 2023June 5, 2023 by News Office

Raage Garaad Cabdiqani ayaa sida wararku xaqiijinayaan xil wasiirnimo ka raadinaya xukuumadda Muuse Biixi. Raage oo ka soo jeeda Gobolka… Sii akhri

Senegal oo meelaha qaar laga joojiyay internet-ka mobilada

Posted on June 5, 2023June 5, 2023 by News Office

Dowladda Senegal ayaa joojisay isticmaalka internet-ka mobilada ee meelaha qaar, sababo la xiriira rabshado dad badan lagu dilay iyo farriimo… Sii akhri

Baarlamannada Soomaaliya iyo Sacuudiga oo guddi wadajir ah dhisanaya

Posted on June 5, 2023June 5, 2023 by News Office

Guddoomiyaasha Baarlamannada Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Riyaad ee xarunta dalkaas Sacuudiga. Guddoomiyaha Aqalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close