Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Laascaanood: Ciidamada Somaliland oo markii u horraysay lagu dagaal-gelinayo summad-qabiil

Ciidamada Somaliland ee fadhiya Gooja-cadde ayaa sida lagu soo warramayo markii u horraysay lagu hawl-gelinayaa summad-qabiil. Dagaalladii u danbeeyay ee… Sii akhri

Posted on June 12, 2023June 12, 2023 by News Office

Natiijada doorashadii qof iyo cod ee Puntland ka qabsoontay oo maanta lagu wareejiyay Maxkamadda sare

Posted on June 12, 2023June 12, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Puntland, Xasan Yuusuf Nuur ayaa maanta oo Isniin ah lagu wareejiyay natiijada doorashadii qof iyo cod… Sii akhri

Ra’iisal wasaarihii hore ee Scotland oo Xabsiga loo taxaabay

Posted on June 12, 2023June 12, 2023 by News Office

Ra’iisal wasaarihii hore ee Scotland Nicola Sturgeon ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii ay si iskeed ah u tagtay… Sii akhri

Xarunta Gurmadka deg dega ah ee Soomaaliya oo Muqdisho laga dhagax-dhigay

Posted on June 11, 2023June 11, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr.… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo shir deg deg ah ugu yeeray guddi Puntland u qaabilsan Arrimaha Federaalka

Posted on June 11, 2023June 11, 2023 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni ayaa hadda shir deg deg ah ugu yeeray guddi gaar ah oo Puntland u qaabilsan diyaarinta wada-xaajoodka… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland oo lagu wado in uu is casilo

Posted on June 11, 2023June 11, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa sida la xaqiijinayo lagu wadaa in uu Todobaadkan xilkaas isaga casilo. Guddoomiye… Sii akhri

Madaxtooyada Puntland oo ka warbixisay Socdaalkii Garoowe ee Ergeyga Qaramada Midoobay

Posted on June 10, 2023June 10, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya… Sii akhri

Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo la kulantay Madaxda Puntland

Posted on June 10, 2023June 10, 2023 by News Office

Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya marwo Catriona Laing ayaa maanta oo Sabti ah booqasho ku tagtay magaalada… Sii akhri

Garoowe: Madaxweyne Deni oo si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland

Posted on June 10, 2023June 10, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah u furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland sanadka… Sii akhri

Hawlgalkii hotel Pearl Beach oo la soo af-jaray

Posted on June 10, 2023June 10, 2023 by News Office

Ciidamada Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu danbayn soo af-jaray hawlgalkii ka socda hotelka Pearl Beach ee magaalada Muqdisho. Saraakiisha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close