Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dagaal beeleed xooggan oo ka qarxay Gobolka Togdheer

Dagaal beeleed xooggan ayaa maanta ka qarxay miyiga degaanka Dhaal-maygaag oo ka tirsan Gobolka Togdheer. Wararka ayaa sheegaya in muran… Sii akhri

Posted on July 13, 2023July 13, 2023 by News Office

Madaxweynaha Masar iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo kulan gaar ah yeeshay

Posted on July 13, 2023July 13, 2023 by News Office

Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ka wadahadlay xiisadda Suudaan, xiriirka labada dal iyo… Sii akhri

Maxkamadda dastuuriga Puntland oo si rasmi ah u qabatay dacwad ka dhan ah furista dastuurka

Posted on July 13, 2023July 13, 2023 by News Office

Siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka Puntland ayaa saaka oo Khamiis ah maxkamadda dastuuriga ah u gudbiyay dacwad looga horjeedo furista dastuurka.… Sii akhri

Siyaasiyiinta Mucaaradka ah ee Puntland oo diyaariyay dacwad ka dhan ah furista dastuurka

Posted on July 13, 2023July 13, 2023 by News Office

Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland ayaa sheegaya in ay diyaariyeen dacwad ka dhan ah furista dastuurka Puntland. Qaar kamid ah… Sii akhri

Madaxweyne Deni iyo Islaan Ciise Islaan Maxamed oo kulan gaar ah ka yeeshay xiisadda Puntland

Posted on July 13, 2023July 13, 2023 by News Office

Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay guriga Islaanka ee magaalada… Sii akhri

Xiisad cusub oo ka dhex curatay Iran iyo Ruushka

Posted on July 13, 2023July 13, 2023 by News Office

Iran ayaa shalay u yeertay safiirka Ruushka ee dalkeeda fadhiya, ka dib markii ay xukuumadda Moscow ay bilawgii toddobaadkan bayaan… Sii akhri

Dibad-baxyo rabshado wata oo ka dhacay dalka Kenya

Posted on July 12, 2023July 12, 2023 by News Office

Booliska Kenya ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa ku furay dibad-baxayaal dhegaha ka furaystay mamnuucis ay booliska saareen mudaaharaadyo uu ku… Sii akhri

Cilmi-baarayaal u dhashay Japan oo hindisay dawo dib u soo saarta ilkaha bani’adamka

Posted on July 12, 2023July 12, 2023 by News Office

Dawo loogu tala galay inay dib u soo saarto ilkaha bani’aadanka ayaa tijaabo gali doonta horraanta sannadka soo socda. Dawadan… Sii akhri

Dab xooggan oo baabi’iyay xarunta ganacsiga Fadhi-same ee magaalada Boosaaso

Posted on July 12, 2023July 12, 2023 by News Office

Dab xooggan ayaa saaka qabsaday xarunta ganacsiga Fadhi-samo ee magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Dabka ayaa lagu soo warramayaa… Sii akhri

Soomaaliya iyo dalka jordan oo ka wada-hadlay iskaashiga dhanka Millatariga iyo La-dagaallanka Argagixisada

Posted on July 12, 2023July 12, 2023 by News Office

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan gaar ah la yeeshay Taliyaha Ciidanka dalka Jordan Sarreeye Gaas,Yousef… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close