Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Shirweyne wada-tashi ah oo lagu wado in uu saaka ka furmo magaalada Muqdisho

Shir weyne wada-tashi ah oo uu iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu saaka ka furmo… Sii akhri

Posted on July 12, 2023July 12, 2023 by News Office

Midowga Afrika oo warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Soomaaliya ee Addis ababa

Posted on July 11, 2023July 11, 2023 by News Office

Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacowday dalka Itoobiya ahna wakiila joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan Midowga Afrika ayaa… Sii akhri

Diyaarad Rakaab sidday oo shil ku gashay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Posted on July 11, 2023July 11, 2023 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad rakaab ah goor dhaweyd shil khasaare geystay ku gashay garoonka diyaaradaha… Sii akhri

Cabdiweli Gaas iyo Cumar Cabdirashiid oo war ka soo saaray khilaafka siyaasadeed ee Puntland

Posted on July 11, 2023July 11, 2023 by News Office

Ra’iisul wasaarayaashii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiweli Gaas oo uu weheliyo siyaasi Cabdirashiid Maxamed Cabdi ayaa maanta war… Sii akhri

Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiweli Gaas oo lagu wado in ay war ka soo saaraan xiisadda Puntland

Posted on July 11, 2023July 11, 2023 by News Office

Ra’iisul wasaarayaashii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiweli Gaas oo muddooyinkan ku sugnaa Garoowe ayaa lagu wadaa in ay… Sii akhri

Madaxweynaha Turkiga oo u ogolaaday Sweden in ay ku biirto Isbaheysiga NATO

Posted on July 11, 2023July 11, 2023 by News Office

Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa si rasmi ah u ogolaaday in dowladda Sweden ku biirto isbaheysiga NATO. Xoghayaha Guud… Sii akhri

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ee Bariga Afrika

Posted on July 10, 2023July 10, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga wadahadallada ku biirista… Sii akhri

Maxkamadda dastuuriga ah ee Somaliland oo diiday codsi uga yimid guddiga doorashada maamulkaas

Posted on July 10, 2023July 10, 2023 by News Office

Maxkamadda dastuuriga ah ee Somaliland ayaa maanta diiday codsi ay hore ugu gudbiyeen guddida doorashooyinka Somaliland oo ay kaga dalbadeen… Sii akhri

Kalluumeysatada Boosaaso oo saaka muddaharaad sameeyay

Posted on July 10, 2023July 10, 2023 by News Office

Kalluumeysatada magaalada Boosaaso ayaa isugu soo baxay mudaharaad, iyaga oo wata kalluunkii ay saaka soo dabteen. Waxa ay ka cabanayaan… Sii akhri

Al-shabaab oo dib u qabsaday degmada Xagar ee Gobolka Jubada Hoose

Posted on July 10, 2023July 10, 2023 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada Hoose ayaa tilmaamaya  in maleeshiyaadka Al-shabaab ay dib u qabsadeen degmada Xagar ee Gobolkaas. Ciidamada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close