Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

SSC-Khaatumo “Somaliland waxay hurinaysa colaad qabiil iyo dagaal beeleedyo ka dhaca miyiga”

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa sheegay in ay si dhaw ula socdaa dhaqdhaqaaqyada dagaal iyo ficillada colaadeed ee ka imaanaya Somaliland kuwaas… Sii akhri

Posted on October 18, 2023October 18, 2023 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta qaabilay Wasiirka Difaaca Kenya

Posted on October 18, 2023October 18, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa  Kulan qado sharaf ah hoygiisa ugu sameeyay Wasiirka Difaaca dowladda… Sii akhri

Antonio Guterres oo cambaareeyay xasuuqii Israa’iil ka geysatay isbitaalka Gaza

Posted on October 18, 2023October 18, 2023 by News Office

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo saaray bayaan uu ku cambaareynayo weerarka Israa’iil ku qaadday isbitaal ku… Sii akhri

Jariif xooggan oo ka socda xeebaha gobolka Raas Casayr ee Puntland

Posted on October 18, 2023October 18, 2023 by News Office

Wararka ka imaanaya xeebaha gacanka Raas-casayr ee Puntland ayaa xaqiijinaya in halkaas uu ka socdo jariif xooggan. Kalluumeysato ajaanib ah… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamsa oo daah-furay Xarunta La-dagaallanka Xagjirka ee TUBSAN

Posted on October 18, 2023October 18, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay howlgelinta xarunta Qaran ee ka hortagga iyo la-dagaallanka fikirka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo saaka Garoowe kula shirsan saraakiisha ciidamada Puntland

Posted on October 18, 2023October 18, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa saaka Taliska 54-aad ee duleedka Garoowe shir kula leh saraakiisha ugu sarraysa ciidamada Daraawiishta Puntland.… Sii akhri

In ka badan 500 oo ku dhintay duqayn Israa’iil ku qaaday isbitaalka Al-Macmadaani

Posted on October 17, 2023October 18, 2023 by News Office

Fiidkii caawa Israa’iil ayaa duqeysay isbitaalka Al-Macmadaani ee ku yaalo Gaza, waxaana halkaas ku dhintay in ka badan 500 oo… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Shir la yeeshay Ganacsatada

Posted on October 17, 2023October 17, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed la yeeshay kulan ku aaddan doorka ay… Sii akhri

Abaartii ugu darnayd mudda qarni ah oo ka dhacday Brazil

Posted on October 17, 2023October 17, 2023 by News Office

Mas’uuliyiinta dalka Brazil ayaa sheegay inay dalkaas soo foodsaartay abaartii ugu darnayd mudda qarni ah, taas oo keentay in uu… Sii akhri

Madaxweynaha Maraykanka oo Arbacada berri ah booqan doona Israel

Posted on October 17, 2023October 17, 2023 by News Office

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maalinta berri ah booqan doona Israel, sida uu ku warramay xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close