Ugu yaraan lix askari oo ku dhintay qarax ka dhacay duleedka Muqdisho
Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay xero ciidan oo ku taalla duleedka… Sii akhri
Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay xero ciidan oo ku taalla duleedka… Sii akhri
Koofur Galbeed ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay saddex askari oo loo heysto dil ay hore uga geysteen… Sii akhri
Safaaradda Mareykanka ee Israa’iil ayaa sheegtay in la furi doono marinka Rafah ee xadka Masar iyo Qaza maanta oo Sabti… Sii akhri
Boqor Burhaan boqor Muuse ayaa soo dhaweeyay go’aanka dowladda Soomaaliya ku aqoonsatay Maamulka SSC-Khaatumo. Boqor Burhaan ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya… Sii akhri
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin ayaa sida wararku tibaaxayaan maalmahan degmada Caynaba ka ururinaya maleeshiyaad hubaysan oo loo daabulayo… Sii akhri
Ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriiska Rishi Sunak ayaa maanta u safraya waddanka Masar si uu wadahadallo ku saabsan xaaladda Israa’iil iyo… Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday Aqoonsiga Maamulka SSC-Khaatumo. War-saxaafadeed ka soo baxay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayay… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Sweden u… Sii akhri
Garoowe: 19 October 2023 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 44 ee… Sii akhri
Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Caddaaladda Puntland Mudane Dr Maxamed Cali Faarax ayaa maanta iska casilay xilkaas. Dr Maxamed Cali Faarax… Sii akhri