Wararkii u danbeeyay ee qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in uu halkaas caawa ka dhacay qarax ismiidaamin ah. Qof isku soo xiray… Sii akhri
Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in uu halkaas caawa ka dhacay qarax ismiidaamin ah. Qof isku soo xiray… Sii akhri
Madaxwaynaha dalka Croatia Zoran Milanovic ayaa sheegay in uu ka laabtay naxariistii uu markii hore u Muujiyey Israa’iil markay Xamaas… Sii akhri
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Antony Blinken ayaa shaaciyay in dib loo furi doono Marinka Rafah ee ku yaalla xuduudda Gaza… Sii akhri
Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiweli Gaas oo wareysi bixiyay ayaa uga digay madaxweyne Siciid Deni in uu mudda kororsi… Sii akhri
Somaliland ayaa sida wararku sheegayaan bilowday in ay ciidamo ku daabusho ceelka lagu magacaabo God heeli oo ka tirsan degaanka… Sii akhri
Mas’uuliyiinta maamulka Galmudug ayaa xaqiijiyey in maleeshiyaadka Shabaab ay saaka soo weerareen ciidamada dawladda iyo kuwa degaanka oo ku sugan… Sii akhri
Ciidanka Amniga Puntland ee PSF ayaa warbixin ka soo saaray hawlgal qorshaysan, oo ay ka fuliyeen buuraleyda gobolka Bari Taliska… Sii akhri
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa hakisay wada-hadallada ku saabsan in ay caadiyeyso xiriirka Israa’iil. “Sacuudi Carabiya ayaa go’aansatay in ay hakiso… Sii akhri
Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii uu xalay jeediyay madaxweyne Deni oo uu ku sheegay in… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland ayaa siyaasiyiinta diiddan hirgelinta doorashooyinka qof iyo cod waxa uu ku tilmaamay kuwa xujo la’aani ku dhacday. Madaxweyne… Sii akhri