Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay gargaar gaarsiin doonto shacabka Falastiin

Dowladda Soomaaliya ayaa markii u horraysay shaacisay in diyaar u tahay gargaar bini’aadanimo in ay gaarsiiso shacabka Falastiin ee ku… Sii akhri

Posted on October 29, 2023October 31, 2023 by News Office

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Odoroska Miisaaniyada 2024

Posted on October 28, 2023October 29, 2023 by News Office

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku… Sii akhri

Qaar kamid ah isimada Puntland oo maanta kulan la yeeshay guddiga doorashada PEC

Posted on October 28, 2023October 28, 2023 by News Office

Qaar kamid ah isimada Puntland oo shir uga socdo magaalada Garoowe ayaa maanta kulan la qaatay guddiga doorashada ee PEC.… Sii akhri

Somaliland iyo SSC-Khaatumo oo mar kale qarka u saaran in ay dagaallamaan

Posted on October 28, 2023October 28, 2023 by News Office

Ciidamada SSC-Khaatumo iyo kuwa Somaliland ayaa mar kale dagaal qarka u saaran sida ay sheegayaan wararka laga helayo jiidda dagaalka.… Sii akhri

Ajandaha rasmiga ah ee Kal-fadhiga Baarlamanka Puntland oo la shaaciyay

Posted on October 28, 2023October 28, 2023 by News Office

Ajandaha rasmiga ah ee Kal-fadhiga 53-aad ee Baarlamaanka Puntland ayaa la shaaciyay maanta oo Sabti ah. Ajandaha waxa lagu daray… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Turkiga oo Kulan gaar ah ku yeeshay Istanbuul

Posted on October 27, 2023October 27, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan oo kulan gaar ah… Sii akhri

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo qaar kamid ah Safiirada deeq-bixiyaasha kula kulmay Nairobi

Posted on October 27, 2023October 27, 2023 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay qaar ka mid ah… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo sheegay in Itoobiya aysan dagaal ku raadinayn deked

Posted on October 27, 2023October 31, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa maanta sheegay in Itoobiya aysan ku duuli doonin dal kale ama aysan danaheeda ku fulin… Sii akhri

Puntland oo shuruud ku xirtay Mashaariicda laga fuliyo Degaannadeeda

Posted on October 26, 2023October 26, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, dhameystirka fariisinta Goleyaasha… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamsa oo magacaabay Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya

Posted on October 26, 2023October 26, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya, kaas oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close