Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland: Burburin lagu bilaabay goobo ganacsi oo ku yaalla bartamaha Gaalkacyo

Dowlada hoose ee degmada Gaalkacyo ayaa saaka burburin ku bilowday goobo ganacsi oo ku yaalla bartamaha magaalada. Goobaha burburinta lagu… Sii akhri

Posted on October 26, 2023October 26, 2023 by News Office

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in Puntland lagu soo celiyo golaha wada-tashiga Qaran

Posted on October 26, 2023October 26, 2023 by News Office

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, marwo Catriona Laing, ayaa ugu baaqday dowladda Federaalka Soomaaliya, in Puntland… Sii akhri

Mike Johnson oo loo doortay Af-hayeenka Aqalka Wakiillada Maraykanka

Posted on October 25, 2023October 25, 2023 by News Office

Aqalka Wakiillada Maraykanka ayaa maanta u doortay Mike Johnson oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga  in uu noqdo Afhayeenka Aqalka, kadib… Sii akhri

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo la kulmay Golaha Dhexe Maamulka SSC

Posted on October 25, 2023October 25, 2023 by News Office

Hoggaamiye Cabdiqaadir Aw-Cali oo u weheliyo Hoggaamiye ku xigeenka Maamulka Dr. Maaxamed Cabdi Ismaaciil ayaa kulan gaar ah la qaatay… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo furay Kalfadhiga 53-Aad ee Baarlamaanka Puntland

Posted on October 25, 2023October 25, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 53-Aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa… Sii akhri

Xisbiga Jamhuuriga ah oo weli dooran la’ Af-hayeenka Aqalka Wakiilada Maraykanka

Posted on October 25, 2023October 25, 2023 by News Office

Xubnaha xisbiga Jamhuuriga u matala Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa mar kale shalay isku dayay in ay soo magacaabaan murashax cusub… Sii akhri

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo booqday Jiidda Oog

Posted on October 24, 2023October 24, 2023 by News Office

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo oo ay weheliyaan Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka, Guddoomiyaha Golaha Dhexe, Xubno ka tirsan Golaha Fulinta iyo Golaha… Sii akhri

Mucaaradka Puntland oo gebi ahaanba ka horyimid mudda kordhinta guddiga PEC u sameeyay dowladda

Posted on October 24, 2023October 24, 2023 by News Office

Dallada ay ku midaysan yihiin mucaaradka Puntland ayaa caddeeyay mowqifkooda ku aaddan Jadwalkii mudda kordhinta dowladda ee uu shaaciyay guddiga… Sii akhri

Dikreeto: Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland iyo ku xigeenkiisa labaad oo la magacaabay

Posted on October 24, 2023October 24, 2023 by News Office

Garoowe: 24 October 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 47 ee 24-ta… Sii akhri

Guddiga doorashada Puntland oo mudda kororsi u sameeyay dowladda

Posted on October 24, 2023October 24, 2023 by News Office

Guddiga doorashada Puntland ee PEC ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashada madaxtinimada Puntland ee sannadka 2024. War-saxaafadeed ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close