Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka Muqdisho

Maareeyaha Guud ee hay’adda Duulista dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Xasan oo ka warbixiyay diyaarad saaka ku dhacday garoonka Aadan… Sii akhri

Posted on July 2, 2025July 2, 2025 by News Office

Madaxweyne Deni oo abaal-marin iyo dallacsiin isugu daray askari arrin nafhurnimo ah ka sameeyay Calmiskaad

Posted on July 1, 2025 by News Office

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay abaal-marin lacageed iyo dallacsiin isugu daray L/X/Le  Saleebaan Maxamed Warsame oo ka tirsan ciidamada… Sii akhri

Xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo riixaya in maamuus ka xayuubin lagu sameeyo Abwaan Cabdirashiid

Posted on July 1, 2025 by News Office

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo taageersan xukuumadda Madaxweyne Deni ayaa riixaya in xasaanad ka qaadis lagu sameeyo guddoomiye hore… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Villa Somalia ku eedeeyay in ay ciidamo qarsoodi ah ku diyaarinayso gudaha Puntland

Posted on July 1, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan Madaxweyne Ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Lugatoor iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa… Sii akhri

Puntland iyo EUNAVFOR oo yeeshay Shir ku saabsan Xaqiijinta ammaanka Badda

Posted on June 30, 2025 by News Office

Ciidanla Booliska dowladda Puntland iyo Ciidamada Badda Midowga Yurub (EUNAVFOR), gaar ahaanna Hawlgalka ATLANTA ayaa Shir ku saabsan Amniga Badda… Sii akhri

Wasiir ka tirsan Puntland oo agaasime guud ku eedeeyay in uu musuq maasuq sameeyay

Posted on June 30, 2025June 30, 2025 by News Office

Wasiirka kaluumaysigga Puntland Cabdirisaaq Cabdilaahi Xagaa oo maanta hortagay golaha wakiilada Puntland ayaa shaaca ka qaaday in dhaqaale tiro badan… Sii akhri

Calmiskaad: Ciidamada Puntland oo maanta hawlgal culus ku qaaday firxadkii mileeshiyaadka Daacish

Posted on June 30, 2025June 30, 2025 by News Office

War kooban oo ka soo baxay Hawlgalka Calmiskaad ee ciidamada difaaca Puntland ayay ku sheegeen in uu maanta socdo hawlgal… Sii akhri

Walaac weyn oo laga muujiyay daryeel la’aanta Caafimaad ee ku dhacday Ciidamadii ku soo dhaawacmay Calmiskaad

Posted on June 29, 2025June 29, 2025 by News Office

Golaha Caddaaladda iyo Dimuqraadiyadda ee Puntland ayaa walaac weyn ka muujiyay daryeel la’aanta caafimaad ee ay ka cabanayaan ciidamadii dowladda… Sii akhri

Ciidamadii Puntland ee ku soo dhaawacnay Hawlgalka Calmiskaad oo ka cabanaya daryeel la’aan caafimaad

Posted on June 29, 2025June 29, 2025 by News Office

Qaar kamid ah ciidamadii ku soo dhaawacmay hawlgalka Calmiskaad oo ka cabanaya daryeel la’aan caafimaad ayaa saaka xirtay wadada laamiga… Sii akhri

Sanaag: Ciidamo ku sugan magaalada Xiingalool oo beeniyay in ay ku biireen Somaliland

Posted on June 29, 2025June 29, 2025 by News Office

Saraakiil ciidan oo ku sugan magaalada Xiingalool ee gobolka Sanaag ayaa beeniyay warar ku saabsan in ciidamo u dhashay degaankaasi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close