Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Haweenka ganacsiga yar yar ku haysta suuqa Gaalkacyo oo cabasho ka muujiyay dowladda hoose

Haweenka danyarta ah ee ganacsiga yar yar ku haysta suuqa magaalada Gaalkacyo oo maanta bannaanbax sameeyay ayaa cabasho ka muujiyay… Sii akhri

Posted on June 28, 2025 by News Office

Trump oo sheegay in ay suurta-gal tahay xabbad-joojin laga gaaro Qasa

Posted on June 28, 2025 by News Office

Madaxweyne Trump ayaa xalay sheegay in xabbad-joojin laga gaaro dagaalka Qasa ay suurtagal tahay toddobaad gudihiis. Si kastaba ha ahaatee,… Sii akhri

Madaxweyne hore Farmaajo oo soo dhaweeyay Wada-hadalka u bilowday Villa Somalia iyo Mucaaridka

Posted on June 27, 2025June 27, 2025 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay War saxaafadeedkii ka soo baxay Madaxtooyada JFS, kaddib… Sii akhri

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo War-murtiyeed wadajir ah ka soo saaray Shirkoodii Garoowe

Posted on June 26, 2025June 26, 2025 by News Office

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo war-murtiyeed ka soo saaray Shirkii uga socday magaalada Garoowe ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay… Sii akhri

Puntland: Guddoomiyihii degmada Carmo ee gobolka Bari oo xilkii iska casilay

Posted on June 26, 2025June 26, 2025 by News Office

Gudoomiyaha degmada Carmo Maxamed Cali Shire oo saaka ka hadlay fadhiga golaha deegaanka oo furmay ayaa shaaciyay in uu si… Sii akhri

Calmiskaad: Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay ceelka Shankaalooyin ee togga Baallade

Posted on June 26, 2025June 26, 2025 by News Office

Wararka ka imaanaya buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa sheegaya in saaka ciidamada difaaca Puntland si buuxda ula wareegeen ceelka… Sii akhri

Villa Somalia iyo siyaasiyiinta Mucaaridka ah oo maanta Shir ka yeeshay Khilaafka dastuurka iyo Arrimaha doorashooyinka

Posted on June 25, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ku qaabilay siyaasiyiinta Mucaaridka ah ee ku… Sii akhri

Ex-gudoomiye Cabdirashiid Jibriil oo gobolka Sanaag ka bilaabay dhaq dhaqaaq ka dhan ah xukuumadda Siciid Deni

Posted on June 25, 2025 by News Office

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa gobolka Sanaag ka bilaabay dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo ka dhan ah… Sii akhri

Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo mowqifkooda la sugaya Shirka maanta ee Villa Somalia iyo mucaaridka Muqdisho

Posted on June 25, 2025June 25, 2025 by News Office

Madaxweynayasha Puntland iyo Jubaland oo lagu wado in ay warmurtiyeed ka soo saaraan kulamo siyaasadeed, oo ay Garoowe ku yeesheen… Sii akhri

Xukuumadda Deni oo beenisay in ay hor istaagtay mashaariicda ka xanniban Puntland

Posted on June 25, 2025 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa jawaab ma bixisay hadal ka soo yeeray xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya oo quseeyey mashaariicda caalamku ugu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close