Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maxkamadda ICJ oo maanta go’aamineysa in Israel ay joojiso howlgallada Gaza

Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ee hoostagta Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inay soo saarto tillaabooyin deg deg ah… Sii akhri

Posted on January 26, 2024January 26, 2024 by News Office

Caasimadda Sacuudiga oo laga furayo dukaankii u horeeyay ee Khamriga iibiya

Posted on January 26, 2024January 26, 2024 by News Office

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa isku diyaarineysa in ay caasimadda Riyadh ka furto dukaankii ugu horreeyey ee lagu iibiyo khamriga. Dukaanka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo shaaciyay in uu shir dib u heshiisin u qabanayo Soomaaliya

Posted on January 25, 2024January 25, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo maanta ka hadlayay magaalada Garoowe ayaa shaaciyay in uu shir dib u heshiisin u qabanayo… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo gaaray magaalada Garoowe

Posted on January 25, 2024January 26, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Madaxweyne Xasan Shiikh waxaa garoonka… Sii akhri

Boosaaso: Booyadii biyaha u dhaamin jirtay Ciidanka PMPF oo qarax lagu burburiyay

Posted on January 24, 2024January 24, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qarax lagu burburiyay booyadii biyaha u dhaamin jirtay ciidamada PMPF. Qaraxa oo… Sii akhri

Baarlamanka Soomaaliya oo meel-mariyay Habraaca Wax ka beddelka Dastuurka dalka

Posted on January 24, 2024January 24, 2024 by News Office

Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel-mariyay Habraaca Wax ka beddelka Dastuurka dalka. 180 Xildhibaan oo ka… Sii akhri

Askar isticmaala maandooriyaha Khamriga oo habeenkii fara kulul ku haya Amniga Garoowe

Posted on January 24, 2024January 24, 2024 by News Office

Askar ka tirsan ciidamada Puntland oo isticmaala maandooriyaha khamriga loo yaqaan ayaa habeenkii fara kulul ku haya amniga Garoowe. Rasaas… Sii akhri

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta Kulan xasaasi ah leh

Posted on January 24, 2024January 24, 2024 by News Office

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay xarunta Villa Hargeysa ku leeyihiin kulan xasaasi ah, kaasoo… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee khasaaraha qarax galabta ka dhacay magaalada Boosaaso

Posted on January 23, 2024January 23, 2024 by News Office

Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa qarax miino oo galabta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Inta… Sii akhri

Madax ugu badnaa oo ka cudur-daartay imaatinka Caleema-saarka Madaxweyne Deni

Posted on January 23, 2024January 23, 2024 by News Office

Meqaamka Caleema-saarka Madaxweyne Deni ayaa si weyn uga hoos maray heerkii la filayay, kadib markii ay ka cudur-daarteen madax badan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close