Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay wasiiro cusub
Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa xilka ka qaaday labo ka mid ah Golihiisa Wasiirada oo Xildhibaano ahaa, waxaana uu ku bedelay… Sii akhri
Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa xilka ka qaaday labo ka mid ah Golihiisa Wasiirada oo Xildhibaano ahaa, waxaana uu ku bedelay… Sii akhri
Guddoomiyaha guddiga doorashada Puntland ee PEC ayaa sida wararku sheegayaan bilaabay in uu xil wasiirnimo ka raadsado madaxweyne Deni. Fu’aad… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay mashaariic la xiriirta dhinacyada Caafimaadka, Waxbarashada, Biyaha iyo Gargaarka… Sii akhri
Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa saaka ogolaaday codsi uga yimid madaxweyne Deni oo ka dalbaday in ay u kordhiyaan wakhtiga uu… Sii akhri
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa ku dhawaaqay magacaabista Raisedon Zenenga oo u dhashay dalka Simbabwe in uu… Sii akhri
Isimada dhaqanka iyo Maamulka SSC-khaatumo ayaa si rasmi ah magaalada Laascaanood ugu casumay Madaxweynaha Puntland. Isimada dhaqanka SSC iyo Hoggaamiye… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa saaka Baarlamanka ka dalbaday in ay mudda 45 cisho ah ugu daraan wakhtiga uu ku… Sii akhri
In ka badan 9 bilood ayay mushaar la’aan yihiin shaqaalaha iyo ciidamada Puntland, halka wasaaraha qaarkoodna bilo ka hor laga… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa sheegay in dalkiisa aanu dagaal marnaba la gali doonin Soomaaliya, iyagoo doonaya galangal ay… Sii akhri
Taliyihii hore ee Booliska Puntland Gen. Gaani Maxamed Aw Cabdi ayaa sida la xaqiijiyay saaka ku geeriyooday dalka Faransiiska. Marxuum… Sii akhri