Ruushka iyo Ukraine oo is dhaafsaday 400 oo maxaabiis dagaal ah
Ukraine iyo Ruushka ayaa labaduba shaaciyay in Arbacadi shalay ay is weydaarsadeen ilaa 400 oo maxaabiis dagaal ah, midkiiba laba… Sii akhri
Ukraine iyo Ruushka ayaa labaduba shaaciyay in Arbacadi shalay ay is weydaarsadeen ilaa 400 oo maxaabiis dagaal ah, midkiiba laba… Sii akhri
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Soomaaliya ee NISA oo kaashanaysa Saaxiibada Caalamiga ah ayaa hawlgal qorshaysan ku dishay lix horjooge oo… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga… Sii akhri
Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa u gudbiyay guddiga dhexe ee doorashada (CEC) hantidiisa iyo cadeynta dakhligiisa inuu yahay musharax madaxweyne.… Sii akhri
Xoghayaha arrimaha debedda ee Britain David Cameroon ayaa sheegay in ay u badan tahay in Britain ay u aqoonsato Falastiin… Sii akhri
Ra’iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa maanta lagu xukumay 10 sano oo xabsi ah, wax ka yar laba… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika ayaa xusay mustaqbalka wanaagsan… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland ayaa hadda ka laabtay dib u dhigistii uu ku sameeyay dhisidda xukuumadda cusub sida aan ka xigannay ilo… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Taliyaha Ciidanka Danab S/Guuto Jimcaale Jaamac Takar ayaa xalay shir saacado qaatay ku yeeshay guriga… Sii akhri
Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa ansixiyey Miisaaniyad KMG ah ee Dawladda ku shaqeyn doonto muddo 6 bilood ah taas… Sii akhri