Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Garoomada Puntland oo laga mamnuucay diyaaradaha Drones-ka

Garoomada diyaaradaha degaannada Puntland ayaa laga mamnuucay diyaadadaha aan duuliyaha lahayn (Drones-ka) ee loo isticmaalo muuqaal duubista. Qoraal ka soo… Sii akhri

Posted on February 4, 2024February 4, 2024 by News Office

Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya oo maalinta berri ah yeelanaya kulan Xasaasi ah

Posted on February 4, 2024February 4, 2024 by News Office

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS ayaa maalinta berri oo Isniin ah u madlan kulan looga hadlayo arrimaha siyaasadda iyo go’aamada… Sii akhri

Madaxweynihii dalka Namibia oo u geeriyooday xanuunka Cancer-ka

Posted on February 4, 2024February 4, 2024 by News Office

Madaxweynaha dalka Namibia, Hage Geingob ayaa ku dhintay da’da 82-sanno, sida uu sheegay xafiiskiisa, wax ka yar saddex toddobaad kadib… Sii akhri

Puntland oo Maraykanka, UK iyo Germany la kaashanaysa La-dagaallanka Argagixisada iyo Burcad-badeeda

Posted on February 3, 2024February 3, 2024 by News Office

Taliyaha Booliska Puntland S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa jimcihii magaalada Nairobi kaga qayb galay shir ku saabsan la-dagaallanka Argagixisada, burcad-badeedda… Sii akhri

Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo xirtay kantaroolka bari ee Garoowe

Posted on February 3, 2024February 3, 2024 by News Office

Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland oo mushaar la’aan ka cabanaya gebi ahaanba saaka la wareegay kantaroolka bari ee caasimadda Garoowe.… Sii akhri

Millatariga Mareykanka oo duqaymo dhanka cirka ku qaaday gudaha dalalka Suuriya iyo Ciraaq

Posted on February 3, 2024February 3, 2024 by News Office

Millatariga Mareykanka ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku beegsaday in ka badan 85 bar tilmaameed oo ku kala yaalla gudaha… Sii akhri

Abshir Cumar Huruuse oo lagu wado in uu ka soo muuqdo golaha wasiirada cusub ee Puntland

Posted on February 2, 2024February 2, 2024 by News Office

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa muujinaya in uu golaha wasiirada cusub ee Puntland ka soo muuqan doono Abshir Cumar Huruuse… Sii akhri

Booliska Puntland oo sheegay in ay xalay Garoowe ku qabteen rag ku eedaysan kufsi iyo dhac

Posted on February 2, 2024February 2, 2024 by News Office

Ciidanka Booliska Puntland ayaa shaaciyay in ay xalay magaalada Garoowe ku qabteen rag ku eedaysan kufsi iyo moobil furasho. Qoraal… Sii akhri

Maraykanka oo isu diyaarinaya in uu jawaab ka bixiyo weerarkii looga laayay Askarta

Posted on February 2, 2024February 2, 2024 by News Office

Ciidamada Maraykanka ayaa isu diyaarinaya inay ka jawaabaan weerarada joogtada ah ee lagu qaaday ciidamada Maraykanka ee ku sugan bariga… Sii akhri

Madaxweyne Siciid Deni oo magaalada Qardho kula kulmaya boqor Burhaan boqor Muuse

Posted on February 1, 2024February 1, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta ku wajahan magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Madaxweyne Deni oo ay weheliyaan mas’uuliyiin… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close