Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Booliska Puntland oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen doonni hub sharci-darro ah siday

Ciidanka Booliska Puntland ayaa xalay shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen doonni hub sharci-darro ah sida iyo raggii watay. Qoraal… Sii akhri

Posted on February 7, 2024February 7, 2024 by News Office

Maraykanka oo gadaal ka riixaya xabbad joojin ka dhacda marinka Gaza

Posted on February 7, 2024February 7, 2024 by News Office

Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa Salaasadii sheegay in hoggaamiyayaasha Xamaas ay ka soo jawaabeen hindisaha sii daynta… Sii akhri

Boqorka Ingiriiska King Charles oo laga helay xanuunka Kansarka

Posted on February 6, 2024February 6, 2024 by News Office

Qasriga Boqortooyada Ingiriiska ee Buckingham Palace ayaa shaaciyay, in Boqorka Boqrtooyada Midowday ee Ingriiska ee Boqor Charles laga helay nooc… Sii akhri

Antony Blinken iyo Maxamed Bin Salman oo ku kulmay magaalada Riyadh

Posted on February 6, 2024February 6, 2024 by News Office

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa magaalada Riyadh kula kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salman. Kulanka Blinken iyo… Sii akhri

Lix qof oo Oromo ah oo lagu dilay degmada Beledxaawo

Posted on February 5, 2024February 5, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in 6 qof oo ka tirsan qowmiyadda Oromoda lagu dilay… Sii akhri

Booliska Soomaaliya oo qabtay nin ku eedaysan in uu xaaskiisa oo uur leh gubay

Posted on February 5, 2024February 5, 2024 by News Office

Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay qabteen nin looga shakisan yahay inuu ka dambeeyey inuu gubay xaaskiisa. Fariin qoraal ah… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka oo shir ka yeeshay Arrimaha Horumarinta dalka

Posted on February 5, 2024February 5, 2024 by News Office

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay Ku-xigeenka Madaxweynaha Bangiga Adduunka ee… Sii akhri

Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulan ku saabsan arrimaha masiiriga ah ee dalka

Posted on February 5, 2024February 5, 2024 by News Office

Xildhibaannada Aqalka hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya kulan ku saabsan ka doodista arrimaha siyaasadda… Sii akhri

Senate-ka Mareykanka oo soo gudbiyay $118.3 bilyan oo Israa’iil la siinayo

Posted on February 5, 2024February 5, 2024 by News Office

Golaha Senate-ka Mareykanka ayaa soo gudbiyay $118.3 bilyan oo ay ku jirto $14 bilyan oo gargaar militari oo la siinayo… Sii akhri

Deni oo galaya laba sano oo dhaqaale urursi ah si uu mar kale ugu tartamo Madaxweynaha Soomaaliya

Posted on February 4, 2024February 4, 2024 by News Office

Xukuumadda Madaxweyne Deni ayaa gelaysa laba sano oo dhaqaale urursi ah, si ay ugu diyaar-garowdo doorashada Soomaaliya ee sannadka 2026.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close