Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo shaacisay in ay gacanta ku dhigtay Horjoogayaal ka tirsan Daacish

Ciidamada Booliska Puntland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen horjoogayaal ka tirsan maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Daacish. Qoraal ka… Sii akhri

Posted on February 9, 2024February 9, 2024 by News Office

Dagaal beeleed xooggan oo ka socda duleedka degmada Galdogob

Posted on February 9, 2024February 9, 2024 by News Office

Dagaal beeleed xooggan ayaa maanta oo Jimce ah ka socda degaanka lagu magacaabo Jiic-Boor oo ka tirsan gobolka Mudug. Wararka… Sii akhri

Hungary iyo Midawga Yurub oo dhaleecayn isu jeediyay

Posted on February 9, 2024February 9, 2024 by News Office

Hungary ayaa iska fogaysay eedo uga yimi sharciga cusub ee ay ugu magacdareen, sharciga ilaalinta madaxbanaanida, ka dib markii ay… Sii akhri

Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo la wareegay saldhiga dhexe ee Garoowe

Posted on February 8, 2024February 8, 2024 by News Office

Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland oo mushaar la’aan ka gadoodsan ayaa xirtay saldhiga dhexe ee caasimadda Garoowe. Ciidanka gadoodsan ayaa… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee iska hor imaad ka dhacay gobolka Raas casayr ee Puntland

Posted on February 8, 2024February 8, 2024 by News Office

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska hor-imaad xooggan oo saaka ka dhacay degaanka Hursale oo ka tirsan degmada… Sii akhri

Booliska Gobolka Nugaal oo war ka soo saaray hawlgal ay xalay ka fuliyeen magaalada Garoowe

Posted on February 8, 2024February 8, 2024 by News Office

Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal ayaa ka warbixiyay hawlgal qorshaysan oo xalay ka sameeyeen xaafado ka tirsan magaalada Garoowe. Qoraal ka… Sii akhri

Golaha Xukuumadda Soomaaliya oo ansixiyay 10 Safiir

Posted on February 8, 2024February 8, 2024 by News Office

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi toddobaadlaha ahaa ku ansixiyay 10 Safiir oo Soomaaliya uga howlgeli doona qaar kamid… Sii akhri

Iska hor-imaad xooggan oo ka socda nawaaxiga degmada Caluula ee gobolka Raas Casayr

Posted on February 8, 2024February 8, 2024 by News Office

Iska hor-imaad xooggan ayaa saaka ka socda degaanka Hursale oo ka tirsan degmada Caluula ee gobolka Raas Casayr. Wararka ayaa… Sii akhri

Ciidamo ka gadoodan mushaar la’aan oo xirtay jidka Airpor-ka Boosaaso

Posted on February 7, 2024February 7, 2024 by News Office

Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa maanta xirtay jidka garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Ciidankan oo markii… Sii akhri

Taliye Ciidan oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Boosaaso

Posted on February 7, 2024February 7, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in saaka uu halkaasi ka dhacay qarax miino oo khasaare kala duwan sababay.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close