Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xuutiyiinta Yemen oo ku hanjabay in ay bilaabayaan mawjado weeraro ka dhan ah maraakiibta Israa’iil

Hoggaamiyaha kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa xalay ku dhawaaqay in ay billaabi doonaan weerarro ay ku beegsanayaan maraakiibta xiriirka la leh… Sii akhri

Posted on March 15, 2024March 15, 2024 by News Office

Weerar qarax ku bilowday oo ka socda gudaha Hoteelka SYL ee Muqdish

Posted on March 14, 2024March 14, 2024 by News Office

Weerar ku bilowday qarax baabuur ayaa ka socda hotelka SYL ee magaalada Muqdisho kaas oo wax yar u jira Madaxtooyada… Sii akhri

Ciidamada Maamulka SSC-khaatumo oo Maanta lagu bilaabay Hannaanka Diiwaan-gelinta Casriga ah

Posted on March 14, 2024March 14, 2024 by News Office

Ciidamada kala duwan ee Maamulka SSC-khaatumo ayaa Maanta oo ku beegan 14 March 2024 lagu bilaabay diiwaan-gelin rasmi ah. Guddiga… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay cadadka deynta uu ka cafiyay Naadiga Paris Club

Posted on March 14, 2024March 14, 2024 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa saxiixay heshiis Soomaaliya looga cafinayo deyn dhan 1.2 Bilyan oo… Sii akhri

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta ansixiyay Golaha Warbaahinta Qaranka

Posted on March 14, 2024March 14, 2024 by News Office

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyay magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed oo… Sii akhri

Naadiga Paris Club oo Soomaaliya ka cafiyay 99% deymihii uu ku lahaa

Posted on March 14, 2024March 14, 2024 by News Office

Naadiga Paris Club ayaa shaaciyay in ay Soomaaliya ka cafiyeen 99% deymihii ay ku lahaayeen sida lagu sheegay war ka… Sii akhri

Golaha Wakiilada Maraykanka oo ansixiyay Sharci ka dhan ah Shirkadda TikTok

Posted on March 14, 2024March 14, 2024 by News Office

Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa xalay si aqlabiyad ugu codeeyay in la meel mariyo sharci horseedi kara in dalka oo dhan… Sii akhri

Madaxweyne hore Farmaajo oo si adag uga horyimid qaabka loo wado dhamaystirka dastuurka dalka

Posted on March 13, 2024March 14, 2024 by News Office

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si weyn uga horyimid hannaanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya u waddo dhameystirka Dastuurka… Sii akhri

Puntland oo shaacisay in ay gacanta ku dhigtay nin dil geystay oo mudda la raadinayay

Posted on March 13, 2024March 13, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland ayaa shaaciyay in gacanta lagu dhigay nin ku eedaysan dil bishii Juun ee sannadkii hore… Sii akhri

Imran Khan oo laga joojiyay in mudda laba todobaad ah Xabsiga lagu booqdo

Posted on March 13, 2024March 13, 2024 by News Office

Maamulka xabsiga uu ku xiran yahay Ra’isul Wasaarihii hore ee Pakistan ayaa joojiyay mudda laba toddobaad ah xabsiga lagu booqdo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close