Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada Badda Hindiya ugu danbayn soo furtay Markabkii af-duubnaa ee MV Ruen

Ciidanka badda Hindiya ayaa si buuxa ula wareegay markabka MV Ruen, oo loo diiwaangeliyay markabkii u horreeyay ee tobannaan sanno… Sii akhri

Posted on March 16, 2024March 17, 2024 by News Office

Soomaaliya oo Rajo weyn ka muujisay in ay qabato Xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika

Posted on March 16, 2024March 16, 2024 by News Office

Danjiraha dowladda  Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa kaga qayb galay… Sii akhri

Soomaaliya iyo Kenya oo loollan adag ugu jira Raadinta Gudoomiyaha Midowga Afrika

Posted on March 16, 2024March 16, 2024 by News Office

Wasiirrada arrimaha dibadda Midowga Afrika ayaa shir uga furmay Addis Ababa, iyagoo ka wada-hadlaya qorshaha doorashada guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo Hawlgallo ka bilaabay xeebaha magaalada Garacad

Posted on March 16, 2024March 16, 2024 by News Office

Ciidamo uu hogaaminayo Taliye xigeenka qaybta Booliska Gobolka Mudug G/dhexe C/Siciid xuseen jaamac (Koomaad) oo isug jira Boolis iyo PMPF… Sii akhri

Macluumaad laga soo bandhigay Kulan qarsoodi ah oo ay yeesheen Maraykanka iyo Iran

Posted on March 16, 2024March 16, 2024 by News Office

Wargeyska New York Times, ayaa soo bandhigay macluumaad dheeraad ah oo la xiriira kulan qarsoodi ah oo dalka Cumaan ay… Sii akhri

Markabkii ugu horeeyay oo shixnad gargaar geeyay xeebta Marinka Qasa

Posted on March 16, 2024March 16, 2024 by News Office

Markabkii ugu horeeyay oo sida shixnad gargaar bini’aadnimo ayaa gaaray xeebta Qasa. Markab laga leeyahay dalka Spain oo lagu magacaabo… Sii akhri

Laamaha Amniga dowladda Soomaaliya oo soo af-jaray Weerarkii Hotel SYL

Posted on March 15, 2024March 15, 2024 by News Office

Laamaha Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Jimce ah soo af-jaray weerarkii xalay lagu qaaday Hotelka SYL ee magaalada… Sii akhri

Burcad Markab ku afduubtay Xeebaha Soomaaliya oo dalbaday 5 milyan oo Madax-furasho ah

Posted on March 15, 2024March 15, 2024 by News Office

Markabka MV Abdullah, oo ay labo maalin ka hor afduubeen koox burcad-badeed Soomaali ah ayaa soo gaaray xeebaha gobolka Mudug. … Sii akhri

Israa’iil oo duqayn ku laysay rayid Falastiiniyiin ah oo gargaar sugayay

Posted on March 15, 2024March 15, 2024 by News Office

Ugu yaraan 29 Falastiiniyiin ah oo sugayay gargaar ayaa lagu dilay laba weerar oo ay geeysteen ciidamada Israa’iil, kuwaas oo… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee Qaraxii Hoteel SYl ee Muqdisho

Posted on March 15, 2024March 15, 2024 by News Office

Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa weerar ku bilowday qaraxyo oo xalay lagu qaaday Hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close