Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Vladimir Putin oo mar kale ku guulaystay doorashadii Madaxweynaha dalka Ruushka

Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in Madaxweyne Vladimir Putin uu helay 88% codadkii la dhiibtay tirinta codadkii ugu horreeyay ee doorashadii… Sii akhri

Posted on March 18, 2024March 18, 2024 by News Office

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Eriteriya oo xalay Shir ku yeeshay magaalada Asmara

Posted on March 18, 2024March 18, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay Aqalka Madaxtooyada magaalada Asmara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Eriteriya… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay Qaraarka Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Islaam Nacaybka

Posted on March 18, 2024March 18, 2024 by News Office

Dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uu ku ansixiyey qaraarka oggolaanaya La-Dagaalanka Islaam Nacaybka, iyo… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo shir-gudoomiyay Kulan ku saabsan Amniga guud ee dalka

Posted on March 18, 2024March 18, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey amniga guud ee dalka, ciribtirka Argagixisada… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo saagootiyay dhaawacyadii Weerarkii Hotel SYL kadib u safray dalka Ereteriya

Posted on March 17, 2024March 17, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa garoonka diyaaradaha ee Aaddan Cadde ku sii sagootiyey mas’uuliyiin iyo muwaadiniintii… Sii akhri

Dumar iyo Carruur gargaar sugayay oo ku dhintay weerar ka dhacay Waqooyiga Gaza

Posted on March 17, 2024March 17, 2024 by News Office

Ciidamada Israa’iil ayaa waqooyiga Gaza ku dilay 12 ruux oo gargaar doon ah,xilli gawaari kolonyo ah oo sidday shixnad mucaawino… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddiga dardargelinta Ganacisga Puntland

Posted on March 17, 2024March 17, 2024 by News Office

Garoowe: 17 March 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa isagoo ka duulaya barnaamijka wax-qabadka xukuumadda ee… Sii akhri

34 tahriibayaal ah oo lagu la’ yahay xeebaha dalka Tunisia

Posted on March 17, 2024March 17, 2024 by News Office

Ugu yaraan 34 qof oo tahriibayaal ah ayaa la la’yahay 2 kalana waa ay dhinteen, kadib markii doontii ay la… Sii akhri

Soomaaliya iyo Hay’adda ICAO oo ka wada-hadlay Arrimaha Duulista Hawada

Posted on March 17, 2024March 17, 2024 by News Office

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya , Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa la kulmay hoggaanka sare ee xafiiska bariga… Sii akhri

Israa’iil oo isu diyaarinaysa in ay weerarto magaalada Rafah ee Marinka Gaza

Posted on March 17, 2024March 17, 2024 by News Office

Israa’iil ayaa ansixisay suurtagalnimada weerar lagu qaado magaalada Rafah ee Marinka Gaza, xilli rajo laga qabo in xabbad joojin ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close