Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Paris kula kulmay Madaxa Hey’adda Horumarinta France ee AFD

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa gaaray Magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska. Wasiir Biixi Iimaan… Sii akhri

Posted on March 13, 2024March 13, 2024 by News Office

Biden ku guulaystay magacaabista Xisbiga Dimuqraadiga ah ee doorashada Maraykanka

Posted on March 13, 2024March 13, 2024 by News Office

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay ku guuleystay magacaabista musharraxa madaxweynaha ee xisbiga Dimuqraadiga uga qeybgali doonaan doorashada madaxweynaha ee… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmay Wakiilo ka socda Beesh Caalamka

Posted on March 12, 2024March 12, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay wakiilada beesha caalamka ee… Sii akhri

In ka badan 10 ruux oo ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay gobolka Mudug

Posted on March 12, 2024March 12, 2024 by News Office

Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed xooggan oo ka dhacay miyiga degmada Towfiiq ee… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo shaaciyay in aysan Ciidamada Puntland ka bixi doonin degaannada SSC-Khaatumo

Posted on March 12, 2024March 12, 2024 by News Office

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaciyay in aysan Ciidamada Puntland ka soo bixi doonin difaaca hore ee degaannada SSC-Khaatumo. Madaxweyne… Sii akhri

Xuuthiyiinta Yemen oo weeray Markab laga lee yahay Maraykanka

Posted on March 12, 2024March 12, 2024 by News Office

Xuuthiyiinta Yemen ayaa weerar gantaallo ah ku bartilmaameedsaday markabka Konteenarada qaada ee lagu magacaabo Pinocchio. Markabka oo laga leeyahay dalka… Sii akhri

Ciidamada dowladda oo ka soo baxay Bacaadweyne, Caad iyo Camaara oo ka tirsan Koonfurta Mudug

Posted on March 11, 2024March 11, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Bacaadweyne ee koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in gebi ahaanba ay maanta halkaasi isaga baxeen ciidamadii… Sii akhri

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland oo Maanta Ansixiyay Golaha Xukuumadda cusub

Posted on March 11, 2024March 11, 2024 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo Saaka u ballansan ansixinta Xukuumadda Cusub

Posted on March 11, 2024March 11, 2024 by News Office

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa lagu wadaa in ay Saaka ansixiyaan Golaha Xukuumadda cusub ee uu dhawaan soo dhisay Madaxweyne Deni.… Sii akhri

Ciidamada Soomaaliya iyo saaxiibadooda Caalamiga ah oo hawlgal culus ka fuliyay gobolka Shabeellada Hoose

Posted on March 11, 2024March 11, 2024 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay hawlgal qorshaysan oo ciidamada dowladda iyo saaxiibadooda caalamiga ah ku beegsadeen maleeshiyaadka Alshabaab.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close