Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Soomaaliya iyo Iran oo isu diyaarinaya in ay heshiisyo iskaashi kala saxiixdaan

Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in ay diyaar u tahay xiriir diblomaasiyadeed oo ay la yeelato jamhuuriyadda islaamiga ah… Sii akhri

Posted on March 25, 2024March 25, 2024 by News Office

Bannaanbax abaabulan oo lagu taageerayo wax-ka beddelka dastuurka oo maanta Muqdisho ka dhacay

Posted on March 25, 2024March 25, 2024 by News Office

Bannaanbax abaabulan oo lagu taageerayo wax-ka beddelka dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Bannaanbaxa oo… Sii akhri

Israa’iil oo la sheegay in ay ogolaatay heshiis xabbad-joojin ah

Posted on March 25, 2024March 25, 2024 by News Office

Israa’iil ayaa lagu warramaya in ay oggalaatay heshiis xabbad-joojin ah oo ay ku sii deynayso 700 maxaabiis falastiiniyiin ah. Maxaabiista… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo sheegay in uu booqanayo degaannada SSC-khaatumo

Posted on March 24, 2024March 24, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay in uu dhawaan booqan doono… Sii akhri

Poland oo sheegtay in gantaal Ruushka laga lee yahay ku soo xad-gudbay Hawada dalkeeda

Posted on March 24, 2024March 24, 2024 by News Office

Dowladda Poland ayaa sheegtay maanta in ay Ruushka ka dalban doonto in uu sharxo “xadgudub cusub oo hawada sare ah”… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in gacanta lagu shigay Shabakad loo haysto Weerarkii Hotel SYL ee Muqdisho

Posted on March 24, 2024March 24, 2024 by News Office

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya ee NISA ayaa la sheegay in ay gacanta ku dhigtay 16 eedaysane oo loo… Sii akhri

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif iyo Farmaajo oo War-murtiyeed ka soo saaray Shirkii Garoowe

Posted on March 24, 2024March 24, 2024 by News Office

Madaxweyneyaashii Hore ee dalka, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka ambaqaadaya doorka kaga aaddan… Sii akhri

Xuutiyiinta Yemen oo weeraray markab shidaalka qaada oo marayay badda Cas

Posted on March 24, 2024March 24, 2024 by News Office

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa shan gantaal oo nooca ballistic-ga ah ku weerarray markab shidaalka qaada oo lagu magacaabo M/V Huang… Sii akhri

Shir lagu diiddan yahay sida loo wado Wax-ka beddelka Dastuurka Soomaaliya oo ka furmay Magaalada Garoowe

Posted on March 23, 2024March 23, 2024 by News Office

Shir Siyaasadeed oo la sheegay in looga hadlayo marxladda uu dalka Soomaaliya marayo ayaa Maanta oo Sabti ah ka furmay… Sii akhri

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo Maanta booqanaya Xadka Maringa Gaza iyo dalka Masar

Posted on March 23, 2024March 23, 2024 by News Office

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa lagu wadaa maanta oo Sabti ah in uu booqdo xadka u dhaxeya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close