Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Kooxda Xizbullah oo gantaallo ku weerartay waqooyiga Israel

Kooxda Xizbullah ee dalka Lubnaan ee Iran ay taageerto ayaa gantaallo roobka kaga dhigtay waqooyiga Israel waxaana la sheegay in… Sii akhri

Posted on March 28, 2024March 28, 2024 by News Office

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Heshiis Shidaal baaris oo ay wada-galeen Soomaaliya iyo Turkiga

Posted on March 27, 2024March 27, 2024 by News Office

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyey Heshiis ku saabsan soo saarista Shidaalka iyo… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo qaabilay Safiirka cusub ee Turkiga u fadhin doona Soomaaliya Alper Aktaş

Posted on March 27, 2024March 27, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee dowladda Turkiga u… Sii akhri

Ra’iisal wasaaraha Israa’iil oo ka horyimid qaraarkii xabbad-joojinta Gaza ee Qaramada Midoobey

Posted on March 27, 2024March 27, 2024 by News Office

Ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ka horyimid qaraarkii ka soo baxay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ee ku baaqayay… Sii akhri

Agaasimah Sirdoonka Ruushka oo markii u horraysay si adag uga hadlay Weerarkii Moscow

Posted on March 27, 2024March 27, 2024 by News Office

Agaasimaha Hay’adda ugu sarreeysa Amniga iyo Sirdoonka Ruushka ee beddeshay KGB ee FSB, Alexander Bortnikov ayaa markii u horreysay ka… Sii akhri

Somaliland oo sheegtay in laba diyaaradood ku sigteen in ay isku dhacaan kadib markii amar qaldan laga siiyay Muqdisho

Posted on March 26, 2024March 26, 2024 by News Office

Hay’adda Duulista iyo Madaarrada Somaliland ayaa sheegtay in laba diyaaradood oo ay lee yihiin Ethiopian Airlines iyo Emirate Airways ay… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Posted on March 26, 2024March 26, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan… Sii akhri

Maraykanka oo digniin amni u diray muwaadiniintiisa ku sugan Faransiiska

Posted on March 26, 2024March 26, 2024 by News Office

Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa digniin dhanka socdaalka iyo amniga ah u dirtay dadka Mareykanka ah ee ku sugan Faransiiska… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya

Posted on March 26, 2024March 26, 2024 by News Office

Dowladda Puntland oo soo saartay War-saxaafadeed ka kooban laba bog ayaa si cad u sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan… Sii akhri

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey oo ansixiyay Qaraarka Xabbad-joojinta Gaza

Posted on March 25, 2024March 25, 2024 by News Office

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa markii u horreysay lix bilood kaddib meel mariyay qaraar ku baaqaya xabbad-joojinta marinka Gaza.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close