Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Turkiga oo bisha May booqanaya Aqalka Cad ee Maraykanka

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqan doona Mareykanka 9-ka May ee sannadkan 2024, sida laga soo xigtay sarkaal… Sii akhri

Posted on March 30, 2024March 30, 2024 by News Office

Maraykanka oo Israa’iil siinaya bambooyinka halista ah iyo diyaaraha dagaalka ee wax duqeeya

Posted on March 30, 2024March 30, 2024 by News Office

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa mar kale ku celiyay hadalkiisii ​​ahaa in waddamada Carabta ay sugayaan kaliya dagaalka Qasa in… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo oo mar kale digniin adag ka soo saaray Wax ka beddelka Dastuurka dalka

Posted on March 29, 2024March 29, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay Natiijada la sii ogyahay ee ay qorsheeyeen Madaxtooyada iyo Guddoonka Baarlamaanka… Sii akhri

Japan oo dib u bilowdo maalgelinta hay’adda UNRWA ee qaabilsan gargaarka qaxootiga Falastiin

Posted on March 29, 2024March 29, 2024 by News Office

Japan ayaa qorsheynaysa in ay dib u bilowdo dhaqaalihii ay siin jirtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan gargaarka qaxootiga Falastiin… Sii akhri

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada-hadlay La-dagaallanka Argagixisada

Posted on March 29, 2024March 29, 2024 by News Office

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Muqdisho shir kula yeeshay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya FEI… Sii akhri

Maraakiibta dagaalka Ruushka oo gaaray xeebaha dalka Eritrea

Posted on March 29, 2024March 29, 2024 by News Office

Maraakiib dagaal oo Ruushku leeyahay ayaa lagu soo warramayaa in ay ka gudbeen marinka Bab al-Mandab islamarkaana galeen badda cas.… Sii akhri

Shirkadda Emirates Airlines oo beenisay in diyaarad ay leedahay Shil ku gali gaartay Hawada Soomaaliya

Posted on March 28, 2024March 28, 2024 by News Office

Shirkadda diyaaradaha ee Emirates Airlines ayaa been abuur ku tilmaantay in mid ka mid ah diyaaradooda ay shil ku gali… Sii akhri

Qodoba ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ee Khamiista Maanta ah

Posted on March 28, 2024March 28, 2024 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey… Sii akhri

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta loo qeybiyay Nuqulka kama danbaysta ah ee wax ka beddelka Dastuurka

Posted on March 28, 2024March 28, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga 4-aad kulankiisa 30aad ee wadajirka… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo Todobaadka danbe booqanaya dalka Sacuudi Carabiya

Posted on March 28, 2024March 28, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filaya in uu Todobaadka soo socda booqasho ku tego dalka Sacuudiga.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close