Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dhalinyaradii ku eedaysnaa burcad-badeedda ee lagu qabtay Markabkii MV Ruen oo maanta la geeyay dalka Hindiya

Dhalinyaradii Soomaaliyeed ee lagu sheegay burcad-badeedda oo ciidanka badda Hindiya ay ku qabteen markabka MV Ruen ayaa maanta oo Sabti… Sii akhri

Posted on March 23, 2024March 23, 2024 by News Office

Saraakiil iyo askar ka tirsan ciidamada dowladda oo lagu laayay weerar saaka ka dhacay Gobolka Shabeellada Hoose

Posted on March 23, 2024March 23, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Busleey oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in saaka uu halkaasi ka dhacay dagaal… Sii akhri

Weerar ay ku dhinteen 40 qof kuna dhaawacmeen in ka badan 100 ruux oo xalay ka dhacay magaalada Moscow

Posted on March 23, 2024March 23, 2024 by News Office

Dabley hubeysan oo ku labisan dharka ciidanka ayaa xalay weerar xooggan ku qaaday dad rayid ah oo ku sugnaa tiyaatarka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Garoowe ku soo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed

Posted on March 22, 2024March 22, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Jimce ah soo gaaray… Sii akhri

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey oo Maanta u codaynaya Qaraarka Xabbad-joojinta Gaza

Posted on March 22, 2024March 22, 2024 by News Office

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa maanta oo jimco ah u codaynaya qaraar qabyo ah oo ka yimid Maraykanka ,isla… Sii akhri

Cholera kills 54 people in Somalia with cases rising _ Save the Children

Posted on March 22, 2024March 22, 2024 by News Office

At least 54 people have died from cholera in Somalia in recent months, said Save the Children, with nine people… Sii akhri

Madaxweyne Yoweri Museveni oo wiilkiisa u magacaabay Taliyaha Ciidamada Uganda

Posted on March 22, 2024March 22, 2024 by News Office

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa wiilkiisa General Muhozi Kainrugaba u magacaabay taliyaha ciidamada difaaca dalkaas, sida ay sheegtay dowladda Uganda.… Sii akhri

Sheekh shariif oo ku eedeeyay Xasan Sheekh in uu ka shaqaynayo Siyaasad ku dhisan Qabyaalad

Posted on March 21, 2024March 21, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Ahmed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Garoowe ku soo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Posted on March 21, 2024March 21, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe. Madaxweyne… Sii akhri

Israel oo maalintii afraad duqayn ku wada isbitaalka al-Shifa ee marinka Gaza

Posted on March 21, 2024March 21, 2024 by News Office

24-kii saac ee la soo dhaafay In ka badan 100 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay Gaza, kadib markii ciidamada Israel… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close