Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Imaaraadka oo dhaleeceeyey hadal ka soo yeeray Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil

Imaaraadka Carabta ayaa dhalleeceeyay hadalladii dhawaan ka soo yeeray Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu oo Imaaraadka u soo jeediyay inuu… Sii akhri

Posted on May 11, 2024May 11, 2024 by News Office

Amiirka Kuwait oo kala diray Baarlamaanka lana wareegay awooda

Posted on May 10, 2024May 11, 2024 by News Office

Amiirka Kuwait Mishal Al-Sabah ayaa hadal ka jeediyay telefishinka Kuwait, isagoo ka hadlay go’aanka uu ku kala diray Baarlamaanka oo… Sii akhri

Golaha dagaalka Israa’iil oo ansixiyey balaarinta hawlgalka Rafah

Posted on May 10, 2024May 10, 2024 by News Office

Golaha dagaalka Israa’iil ayaa ansixiyay ballaarinta howlgalka ciidanka Israa’iil ee Rafah. Tan ayaa sare u qaadi karta khasaaraha dhimashada ee weerarrada Israa’iil… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Madaxweynaha Kenya

Posted on May 10, 2024May 10, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka Kenya, ayaa maanya kulan la… Sii akhri

Puntland oo qar iska tuurnimo ku tilmaantay dalabka dowladda Soomaaliya ee ku aaddan in la xiro xafiiska UNSOM

Posted on May 10, 2024May 10, 2024 by News Office

Puntland ayaa talaabo khaldan ku tilmaantay dalabka dowladda Soomaaliya ee ku aaddan in la xiro xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee… Sii akhri

Ukraine oo weerarkii ugu masaafo dheeraa ka gaysatay gudaha Ruushka

Posted on May 10, 2024May 10, 2024 by News Office

Ukraine ayaa weerarkii ugu dheeraa masaafo ahaan ku qaaday Ruushka tan iyo intii uu socday dagaalka u dhexeeya labada dal… Sii akhri

Puntland oo qabanaysa doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee dhiman

Posted on May 9, 2024May 9, 2024 by News Office

Shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiiradda Puntland ayaa looga hadlay qabsoomidda doorashooyinka qof cod ee degmooyinka Garoowe, Dangoroyo iyo Godobjiraan.… Sii akhri

Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo weeraray maraakiib maraysay gacanka Cadan.

Posted on May 9, 2024 by News Office

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa horraantii maanta sheegay inay weerar ku qaadeen labo markab oo ay la xiriiriyeen Israa’iil oo marayay… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ku celiyey inay ka go’antahay qabsoomidda doorasho qof iyo cod ah

Posted on May 9, 2024May 9, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool… Sii akhri

Hay’adda Sirdoonka soomaaliya oo soo bandhigtay shabakad Al-shabaab ah oo la soo qabtay

Posted on May 9, 2024May 9, 2024 by News Office

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in ay howlgal ku soo qabatay 12 xubnood oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close