Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Taliska Ciidanka PSF oo beeniyay eedayn uga timid Taliyaha Booliska Puntland

Taliska Ciidanka Amniga ee PSF ayaa jawaab ka bixiyay eedayn loo jeediyay oo ku saabsan in ay mas’uul ka yihiin… Sii akhri

Posted on June 6, 2024 by News Office

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey oo Maanta u codaynaya xubinimada Soomaaliya ee Golahaasi

Posted on June 6, 2024June 6, 2024 by News Office

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa Maanta oo Khamiis ah u codaynaya in Soomaaliya xubin aan joogta ahayn ka noqoto Golaha… Sii akhri

Kuuriyada Koonfureed iyo Madaxda Afrika oo kala saxiixday ilaa 50 heshiis

Posted on June 5, 2024 by News Office

Ku dhawaad 50 heshiis ayaa la kala saxiixday intii uu socday shirkii ugu horreeyay ee South Korea oo ay la… Sii akhri

Iska hor-imaad Boosaaso ku dhexmaray Ciidanka PSF iyo Booliska Puntland

Posted on June 5, 2024 by News Office

Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhaawacmay iska hor-imaad hubaysan oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.… Sii akhri

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo isaga baxay degaanka Xawaadleey ee gobolka Shabeellada dhexe

Posted on June 5, 2024 by News Office

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka gebi ahaanba isaga baxay degaanka Xawaadleey oo ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Shabeellada… Sii akhri

Sacuudiga oo ka digay heer-kul daran oo laga filayo Xajka sannadkan

Posted on June 5, 2024 by News Office

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa shaacisay in xujeydu ay filan karaan heer kul daran oo gaaraya 44 darajo Celsius (111 Fahrenheit),… Sii akhri

Soomaaliy oo kursi aan joogta ahayn ku yeelanaysa Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay

Posted on June 5, 2024 by News Office

Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay kursi aan joogto ahayn ku yeelato Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo aan lagula… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo Khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Afrika iyo Koonfur Kuuriya

Posted on June 4, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbad uu ka jeediyay shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika… Sii akhri

Jubaland iyo Koonfur Galbeed oo ka horyimid in Ciidamada Itoobiya laga saaro Soomaaliya

Posted on June 4, 2024June 4, 2024 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan Jubaland iyo Koonfur Galbeed ayaa ka horyimid Hadal uu dhawaan sheegay La-taliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya kaasi… Sii akhri

Ciidan la magac-baxay Xasilinta oo xalay hawlgal ka bilaabay magaalada Garoowe

Posted on June 4, 2024June 4, 2024 by News Office

Ciidan ka kooban Laamaha Amniga Puntland oo loo bixiyay Ciidanka Xasilinta ayaa xalay hawlgal amni ka bilaabay magaalada Garoowe. Qoraal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close